Imagine going from a porter at Heathrow terminal 1 to a high ranking government employee? that is what happen to an Abdalla guy I know.
Iley is a moron, he should have spent the money on the poor people dying because of this appalling drought.







Who is feeding you this crap?They will be exposed soon and would in jail I guess, and the money being spent on them will stop once the Tigray realise these guys are frauds and have no support.
Ina Aadan: I think Abdalle are becoming like Cowlyahan, they dont support ONLF anymore
..![]()



No one is feeding me any crap ina adeer, am just taking about anecdotal evidence here in London, most of my reer Godey friends are telling me something we might not like..but it is not scientific.Who is feeding you this crap?They will be exposed soon and would in jail I guess, and the money being spent on them will stop once the Tigray realise these guys are frauds and have no support.
Ina Aadan: I think Abdalle are becoming like Cowlyahan, they dont support ONLF anymore
..![]()

Ugaasow warka fah-faahi, anigu waxaan maqlay al-itaxaan inay adisababa iyo jigjiga isugu yimadeen oo ay ka yimadeen meel-alla meshay jogenba.Waxaa soo socda fitno ka weyn ina ileey,ibrahin dheere will be the next president..tolkeey ima dhagestaan si kastana waan u waaniyey,please i maqla oo meel fog wax eega.Big games are being played anagana waa inaan ciyaar ka khatarsan taas lasoo baxno.

Wararka naga soo gaarayo magaalada Godeey ayaa sheegayo in Gaadiidkii Sahayda u siday inta badan la leexsaday, qaarna loo diiday inay sii wataan socdaalkooda. Waxaa arinkaas Dawlada Deegaanku ku micneeyeen, arin xaga amaanka ah. Waxayse u egtahay arin xasuuq ah, oo shacabka Danyarta ah gaajo loo laynayo.
Xili lugu jiro Abaar aad u dhibaataysay Xoola dhaqatadda iyo Beeralayda Deegaanka Somalida Itoobiya ayaa waxaa ugu darsamay dhibaaato ay ku hayso Dawladii ay ka sugayeen inay u soo gurmato, taakulana lasoo gaarto.
Waxaad wararka ka maqasheen Madaxwaynaha Deegaanka oo ku Faanayo inay ka hortag sameeyeen si aysan u dhicin macaluul iyo darxumo. Laakin arinkaas waa mid xaqiiqda ka fog.
Wararka rasmiga ah oon ka helnay degaanka ayaa sheegayo in gabi ahaanba Gobolka Godey uu joogsaday Gaadiidkii magaalada gali jiray, Gaadiidkaas oo u badnaa kan u sida raashinka macaawinada ah ama kan ay Ganacsatadu u iibgaysato deegaanka.
Gobalka Godey oo ah gobol aad u balaaran ayaa ah meelaha Abaartu ay aad u waxyeelaysay. Shacabka Deegaanka ayaa 95% ah Xoolo dhaqato iyo Beeralay, kuwaas oo ay abaartu saamayn wayn ku yeelatay.
Wadahadalada nabada ayaa dad badan u haysteen inay wax badan is badali doonaan, laakin waxaa muuqata in dantii laga lahaa wadahadalka nabadu ay Dawlada Itoobiya ee uu maamulo Malez Sanawi ay ka gaartay.
Waxaa hada bilaabatay qorshihii caadiga ahaa ee ka socon jiray Deegaanka Somalida Itoobiya. Waa qorshihii Xasuuqa, Cunaqabataynta, Caburinta Shacabka Deegaanka Somalida Itoobiya.
Waxaa Deegaanka aan loo ogalayn in suxufiyaasha xorta ah ay galaan.


Ibrahim dhere is a fataan Ilahey hanaga qabtoIna-aadan,
Wax sir ah oo aan kaligeey ka war qabo mahee,mar kaan eegay dhaq dhaqaaqa iyo socodka batay ee wadaan males/ilay iyo ina dheere ayaa wax ii baxeen.Ina dheere intuusan kursiga fuulin waa inuu is cadeeyo oo males tuso inuu jwxo cadow ku yahay wixi loo dirana uu kasoo bixi doono.Waxa gaarisa ka dhacay asaa ka dambeeya.

Return to “Ogaden - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 2 guests