Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

15 degmo oo la aqoonsaday

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

15 degmo oo la aqoonsaday

Postby hanqadh » Thu Mar 17, 2011 3:41 am

OTP- Xildhibaanadda Maamulka Kililka ayaa Iyagu Maanta ansixiyay 15 Degmo oo Goballadda Ogaadeeniya ka mid ah Isla Markaasna loo ansixiyay Maamul Gooni ah oo ay yeelanayaan Gobalka, Qoraxay, Godey Iyo Dhagaxbuur, Maamuladdan ayaa Inta baddan Dadku la yaaban Yihiin Ujeedada Dhabta ah ee laga Leeyahay. Deegmooyinka Cusub ayaa waxaa ka mid ah Deegaamo Baddan oo aan la lahayn Degmo ayaa loo aqoonsan Doono Midaas oo Noqotay Midda oogu Baddan ee Dood Dhalisa.

Isbaddalka Degmooyinka lagu sameeyay ayaa Dad Baddani soo Dhaweeyeen Meesha qaar kalana ka Biyo Diideen, Waxaana Deegaanka horey u lahaa 53 Degmo Meesha hadda uu noqon doono 68 Degmo.

Degmooyinka la aqoonsaday ayaa kala ah.

Gobolka Dhagaxbuur( 4 Degmo)
1. Araarso
2. Birqod
3. Daroor
4. Yoocaale

Gobolka Fiiq (2 degmo)
1. Galaashe
2. Qubi

Gobolka Wardheer (1 degmo)
1. Daraatoole

Gobolka Godey (1 degmo)
1. West Godey

Gobolka Afdheer (2 degmo)
1. Qarsaa-dhula
2. Raaso

Gobolka Jigjiga (1 degmo)
1. Tuliguuleed

Gobolka Libaan(2 degmo)
1. Mubaarak
2. Dekasuftu

Qoraxay (1 degmo)
1. Marsin

Gobolka Shiniile (1 degmo)
1. hadhaagala.


Ogadentoday.
Most of these place's have little or no settled population except Raaso which is a big refugee camp. :down:

Soon my village will become a degmo :lol:

User avatar
new-york24
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2800
Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO

Re: 15 degmo oo la aqoonsaday

Postby new-york24 » Thu Mar 17, 2011 3:48 am

Their trying win the hearts and minds of the rural folks,money is the root of all evil,ha laga fogaado sharkooda.

ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: 15 degmo oo la aqoonsaday

Postby ina aadan » Thu Mar 17, 2011 7:41 am

Walee tuuladisina dagmuu ka dhigay, xariif deh.

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: 15 degmo oo la aqoonsaday

Postby Siciid85 » Thu Mar 17, 2011 12:49 pm

Daroor :up: Marsin. :up:

ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: 15 degmo oo la aqoonsaday

Postby ina aadan » Thu Mar 17, 2011 1:11 pm

Marsin ina ilay baa u sameeyaya tolkii e maxaad ku jeclaatay.

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: 15 degmo oo la aqoonsaday

Postby hargaysaay » Thu Mar 17, 2011 3:45 pm

waxoodaba daroor baa u weyn baan filayaa

ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: 15 degmo oo la aqoonsaday

Postby ina aadan » Thu Mar 17, 2011 3:58 pm

waxoodaba daroor baa u weyn baan filayaa
Raaso baa u wayn waxaana ku xigta araarso, marsina waxaan ku ogaa dhawrr baraago iyo hal maqaaxi ah waase dhul daaqsimeed wuxuuna u sameeyay reerku ka dhashay ina ilay.

User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: 15 degmo oo la aqoonsaday

Postby hanqadh » Thu Mar 17, 2011 4:48 pm

Marsin ina ilay baa u sameeyaya tolkii e maxaad ku jeclaatay.
Idoor baa deguu isleeyahahay...KKKK


Inaadan Ararso,birqod iyo yocaale hada waa la dhistaa oo sii fiican bay u kaceen...Degmo umbuu u rabay reerkiisa kkk

Qabridahar,Dhagaxbuur,iyo Godey waxaa iyagana lagu daray listiga magaaloyinka waaweyn ee woyaanuhu maamulo.

ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: 15 degmo oo la aqoonsaday

Postby ina aadan » Thu Mar 17, 2011 4:59 pm

Hanqadh nimankii dhibka badnaa e reer fiqi cigaal hadii yoocalena looga dhigo degmo, wayba ina waali ban u malayn :).

Yoocale iyo biqodba waa magaloyin qadiimi ah, e waan la dhisin uun.


Maxaa loola jedaa kolkaas qabri-dahare iyo labadan magaalo e kaleba, ma waxaa laga wadaa kilalka ma hoos tagaan.

User avatar
hanqadh
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2786
Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!

Re: 15 degmo oo la aqoonsaday

Postby hanqadh » Thu Mar 17, 2011 5:19 pm

In badan...:lol:

waxaa laga wadaa sida Jigjiga,Gonder,Maqala baa magaalooyinka waaweyn loogu dari, Maamul council ah'na waa loo sameeyn.

User avatar
samatar133
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2321
Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am

Re: 15 degmo oo la aqoonsaday

Postby samatar133 » Thu Mar 17, 2011 6:18 pm

daroor :up: yoocaale :up:

Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: 15 degmo oo la aqoonsaday

Postby Faranacab » Fri Mar 18, 2011 7:40 am

Raaso waxay tiri Oromiya ayaan ka tirsanahay, doono mayno degmo Iley hoostagta... :lol:

ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: 15 degmo oo la aqoonsaday

Postby ina aadan » Fri Mar 18, 2011 12:18 pm

Raaso waxay tiri Oromiya ayaan ka tirsanahay, doono mayno degmo Iley hoostagta... :lol:
Reer awowgay waa ragedi. In badan baan cagdheer ku hos nolayn e cagdheerey orod waxaad maamusho raadso.

Reer kuul :up:

Samatar
Daroor maad dhisaysaan mise markay gu' tahayna waad camiraysaan markay jilaal noqotana waxaad u hayaamaysan hargaysa.

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: 15 degmo oo la aqoonsaday

Postby hargaysaay » Fri Mar 18, 2011 2:05 pm

mayee marka somalilad dagaal ka dhaco ayaa loo soo qixi :mrgreen: istaaqfurulaah

Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: 15 degmo oo la aqoonsaday

Postby Faranacab » Sat Mar 19, 2011 7:58 am

Ina adan jubaraaso....oramiaraaso..iyo afdheerraaso... waa midee? ,,reer awoowo may meel u baydhaan...mise rag iska dhicin ayaa ku jirta... :lol: :lol:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 2 guests