Postby ina aadan » Sat Mar 19, 2011 3:34 pm
Horta m barigii hore mise xiligii dambe. Xiligii hore nimanka hal reer ba sixun ula dhaqmi jiray, intakale ee besha Absamana kor bayba u qaaden o waxay ahaayen niman aad lo ixtiraamo.
Xiligii dambana wax dhib ku hayay haba yaraate mayna jirin, e markii la yidhi nin walowba xageed dagtaa oo wax ku cuni baa nimankana meela lo diiday iyaguna ay soo gocdeen wixii laga so gudbay kadibna waad ogay wixii dhacay.