


Waxaad ka tagtay dad badan.Garaad Adan - Madaxa Sirdoonka
Ugaas Shiinele - Madaxa Laanta Sharci samaynta iyo Socdaalka
Garaad Hanqadh - Madaxa Cilmi Baadhista, iyo Faalada Siyasada
Ugaas New York - Dejiyaha Nashqada Siyaasada, iyo Hogaanka Hawlaha guud
Sheekh Hyper - Xidhiidhka Bulshada iyo Madaxa Anshaxa iyo Asluubta
Ugaas Patriot - Hogaanka gaashan dhiga, Difaaca iyo Weerarka
Ugaas HardRock - Madaxa keydka Taariikhda iyo Dhaqanka
Suldaan L.D = Hogaanka Isku Xidhka Jaaliyadaha
Suldaan Teeri = Madaxa dhaqaalaha iyo Soo saarista Batroolka Dabiiciga ah
Intaasu waa hordhac...
Saldanada Beesha Absame ee sadexda wadan:
- Ugaaska Guud = New York
Garaadka guud = Ina Adan
Garaadka Ogadenia = Haqadh..
Suldaanka N.F.D - Lord Diplock
Ugaaska Somalia = Hardrock


iinyowXilkaa anigu waan wareejiyay, xil misaankaa leh ma qaban kari.
Anigu Ugaas,Suldan iyo Garaad midna ma ihi....Xilkaa uu Farancab isiiyay baan hayn laakiin ee tan Inaadan uu iskaga riixayo masuuliyadaa ma aqbalin


Aniguna inta abaskuul iyo wayteen ee aan arkay ama aan aqaano ama aan qaraabo nahay way ka badanyihiim inta cabdale, cawlyahan iyo tolomogaha kale oo laysku darayba.ilmo aderayal, an idila kaftame, wah absame ah waligeyba ma arkine, maad beesha ogaden iska tirahdan, dad an jirin ba mahad o tirsatan?



Return to “Ogaden - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 5 guests