Waxaan maqlay beri buu nin reer miyi ah (ogaden

) hargeysa qabtay. Awr buu doonayay inuu xagaas ku iibiyo. Markuu magaaladii gaadhay, nin u halkaas ku arkay buu ku idhi "awrkan kaliya ayaan wataa ee maxaad iga siin", ninkii baa intuu awrka dhinac walba ka eegay buu ku idhi "mid fiican maaha ee timirtan aan ku siiyo" ninkii reer miyiga ayaa intuu timirtii eegay isna markaas idhi "maxay weeyaan", ninkii timirta lahaa ayaa ku idhi "markaad reerkii u tagtoo waxaad ku tidhaahda, sii fiican u kariya, markaasna sidiisa ku cunaa". Labada nin sidaaseey ku kala tageen. Nin kaloo magalaada ka imid baa ninkii reer miyiga u tagay oo ku idhi "walaal awrkaas aan kaa siiyo timirtan" kolkaasu ninkii ugu jawaabay "aga
*. waar intii horaan dhameeynine adna waad igu sii badineysaa"
* I just included that bit
