o ma movie bad dawata inader? inaad herti rer bani agdeer aheyd ban modayey
lol okay, wan ghartay.Mayee inader adigu oday baad tahay annaguna waxanu nahay dhalinyartii e hanala yaabin.
Wakaas,,,, waxaan kuu leeyahay waad naga wayntahay waxaa ka mida , mar alaale markad shekada dhamayso waxaad nagaga tagaysaa waano.lol okay, wan ghartay.Mayee inader adigu oday baad tahay annaguna waxanu nahay dhalinyartii e hanala yaabin.
salat on halaku dadalo, wah kaleba wa laga so kabmi e as my father would say.
me africa? hell no inader. daqan elis ba la e geeyey wadanki summer 2006 and i hated and as long im alive i will avoid it, like i avoid jahanama inshallah.waraa Hyper sanadkan maad iska joogtay, waxan u haystay inaad laay waan baxayaa oo xagaas iyo waxan u kici Afrika e.

im behaving well, and taking summer school every summer, sidan mar kale la eku dirin meshaas.
war miskeen eyaal aseer ban aha, i couldn't speak one word somali to save my life. beside heerta af arabika iku baran jirtay, rest used to make fun of me and thought i was deaf for not speaking or understanding their somali.lol
add on that gaari ba nalaka so dajistay, me and uncle of mine. i slep in jail one night. ya Allah ba leyga so furtay. they thought, inan arab onlf la'ag o sido ahay
Garacii cabdi bade ahaa ba sigay baan u malayn.Waad sigataye hyper.
Return to “Ogaden - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 10 guests