Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Cagdheers all-time best films Top 5

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Cagdheers all-time best films Top 5

Postby ina aadan » Thu Jul 14, 2011 7:06 am

hyperactive wrote:lol im joking bro. horta miyad so habowday, maha section kan ko keenayÉ lol

ninkan buu leyahay dhaqan celi buu u baahanyahay.

Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Cagdheers all-time best films Top 5

Postby Cumar-Labasuul » Thu Jul 14, 2011 7:09 am

hyper ma 2006 baad wadanka joogtay, amba 2006 ayaan joogay. Magaaladayagaad iman laheyd qadaan ba kuu diyaarin lahaa :lol:

User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: Cagdheers all-time best films Top 5

Postby Twist » Thu Jul 14, 2011 7:11 am

ina aadan wrote:
hyperactive wrote:lol im joking bro. horta miyad so habowday, maha section kan ko keenayÉ lol

ninkan buu leyahay dhaqan celi buu u baahanyahay.



Oo weli ma tii baad maskaxda ku haysay?

Ninka isagoo maqan aan la kaftamay xitaa kaftanka wuu ila fahmay oo adiga ma xaalad nafsi baa ku haysa, walaal?

You're right. I was wrong after all; you're the one that wants dhaqan-celis, not hyper. :down:

User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15322
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Cagdheers all-time best films Top 5

Postby ToughGong » Thu Jul 14, 2011 7:12 am

Me too,I was there 2006/07,

ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Cagdheers all-time best films Top 5

Postby ina aadan » Thu Jul 14, 2011 7:13 am

Nin raga baad tahay marba hadaad isa saxday, e iska baashal dhulka ilahay ee baxaada wayn.

ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Cagdheers all-time best films Top 5

Postby ina aadan » Thu Jul 14, 2011 7:14 am

Aniga xitaa waxan joogay 2006/9 bishii rabadaan

User avatar
Twist
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12420
Joined: Sat Jun 25, 2011 11:14 pm
Location: In your neighbors' lawn, stalkin' your mom

Re: Cagdheers all-time best films Top 5

Postby Twist » Thu Jul 14, 2011 7:16 am

Ina aadanow, ninyahow waxaa ku haya wax ay loo yaqaan magaalo joog xumo.

Hyper waa qof nool oo xayi ah, hadduu wax ka qabo waxa aan irina isagaa naftiisa u hadli kara ee dadka looma kala turjubaano, abti.

User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Cagdheers all-time best films Top 5

Postby Hyperactive » Thu Jul 14, 2011 7:23 am

Cumar-Labasuul wrote:hyper ma 2006 baad wadanka joogtay, amba 2006 ayaan joogay. Magaaladayagaad iman laheyd qadaan ba kuu diyaarin lahaa :lol:


lol war magalade bad joktay? i needed qorbaawi walle . inta badan harar, jigjiga and miyiga ban jookay. i was sent to be tought traditional way of learning deen `heernimo` iyo gaajada. lol

habeenki o idil wan subìn jirnay.

ina aadan and twist, meel hun bad ka bilowdeen, bal is dajiya. get to know each other first.

ina aadan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3629
Joined: Wed Mar 18, 2009 10:44 am
Location: Inta Dahare Doolliyo Dohiyo, Diggi u hoosayso

Re: Cagdheers all-time best films Top 5

Postby ina aadan » Thu Jul 14, 2011 7:25 am

Twist wrote:Ina aadanow, ninyahow waxaa ku haya wax ay loo yaqaan magaalo joog xumo.

Hyper waa qof nool oo xayi ah, hadduu wax ka qabo waxa aan irina isagaa naftiisa u hadli kara ee dadka looma kala turjubaano, abti.

Haye nin abti i yidhaadaba adaan ku arkay e bal xaal qaado, aan waalid iska dhigee.

Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Cagdheers all-time best films Top 5

Postby Cumar-Labasuul » Thu Jul 14, 2011 7:31 am

hyperactive wrote:
Cumar-Labasuul wrote:hyper ma 2006 baad wadanka joogtay, amba 2006 ayaan joogay. Magaaladayagaad iman laheyd qadaan ba kuu diyaarin lahaa :lol:


lol war magalade bad joktay? i needed qorbaawi walle . inta badan harar, jigjiga and miyiga ban jookay. i was sent to be tought traditional way of learning deen `heernimo` iyo gaajada. lol

habeenki o idil wan subìn jirnay.

ina aadan and twist, meel hun bad ka bilowdeen, bal is dajiya. get to know each other first.


hyper waxan joogay magaalo inyar uga jirta waqooyi bariga jigjiga :)
anigu dhaqan iyo waxaas uma tagin waan iska soo baashaalayey walibana wakhtigaan tagay world cupka ayaa ii socotay :up: :lol:

User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Cagdheers all-time best films Top 5

Postby Hyperactive » Thu Jul 14, 2011 7:38 am

lol nin vacation o tagay bad aheyd. aniku tv walle ma arag, whole the 2 months. my dad told them magaalaba ninkan ya la tusin, rer miyi runta ah ha arko. :lol:

it was 3iqaab.

Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Cagdheers all-time best films Top 5

Postby Cumar-Labasuul » Thu Jul 14, 2011 7:44 am

aabahaa waa fariid. In nin rag ah aad noqotid buu dooneyay. reer miyi :up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 2 guests