Dhoobley insecure since Col Cabaas and his Marehan army left
Posted: Sun Sep 18, 2011 6:33 pm
We Marehans liberated Dhoobley, (Col Cabaas) we then left Dhoobley and went towards Gedo and left Dhoobley for Ras Kamboni (Ogadens).Dagaalo culus ayaa waxaa maanta laga cabsi qabaa inay ka dhacaan duleedka degmada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose, iyadoo Dowladda Soomaaliya ay sheegtay in Xarakada Al Shabaab ay ka saari doonto Gobolada Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe.
Ciidamadda Dowladda iyo Ciidamadda Jabhadda Raaskambooni ayaa waxay maanta dhaq dhaqaaqyo balaaran ay ka wadaan, gudaha iyo duleedka ee degmada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose.
Dowladda Soomaaliya ayaa waxay ciidamo xoogan ay soo gaarsiisay duleedka degmada Dhoobleey, iyadoo ay halkaasi fariisimo ku lee-yihiin Ciidamadda Xoogaga Xarakada Al Shabaab.
Dowladda Soomaaliya ayaa waxay damacsan tahay in Xarakada Al Shabaab ay ka saarto duleedka degmada Dhoobleey, halkaasoo ay maal-mahaanba isku soo uruursanaayeen dagaal-yahanada Xarakada Al Shabaab.
Afhayeenka Ciidamadda Dowladda Soomaaliya ee Jubbooyinka Cornel Maxamed Faarax Daahir, ayaa wuxuu ku goodiyay in Xarakada Al Shabaab ay dagaalo xoogan uga saari doonaan Gobolada Jubbooyinka.
Majirto wax war ah oo ka soo baxay dhinaca Xarakada Al Shabaab, hase ahaatee waxaa laga cabsi qabaa in dagaalo xoogan ay maanta ka dhacaan duleedka degmada Dhoobleey, laakiin la-soco wixii ku soo kordha.
Read more: http://kismaayo24.com/?p=16673#ixzz1YQlU0tw2
Why are Ogadens so weak in Jubooyinka? Al-Shabaab are any minute gonna attack Dhoobley, and Madoobe will run back to Liboye.