Page 4 of 4

Re: Reer Warfa

Posted: Tue Dec 06, 2011 4:55 am
by Faarax-Caytame
Warfaa waa 12 Jilib, laakiin inta aan maqlay anigu waa 11 jilib.

Caraale Warfaa, Ciroobe Warfaa, Cigale Warfaa, Wacays Warfaa, Jiilaal Warfaa, Baab'a Warfaa, Siciid Warfaa, Samatar Warfaa, Nuur Warfaa, Cilmi Warfaa, Magan Warfaa

Cilmi Warfaa 12 jilib, Magan Warfaa 12 Jilib, Nuur Warfaa 6 jilib, Siciid 4 Jilib, Cigale 4 Jilib, Jilibada kale ee ilma warfaa iima sugna intay ay dhaleen, dib baan ka ogaani inshallah.
Hoos markii lasoo degana;
Xirsi Cilmi Warfaa waa 12 Jilib, Wiilkiisa oo ah Liibaan Xirsina waa 12 Jilib
Dalal Magan Warfaa waa 12 Jilib, Wiilkiisa oo xirsi dalal ahna waa 12 Jilib
Boon Cilmi Warfaa 8 Jilib, Wiilkiisa Nuur Boon ahina waa 9 Jilib
Faarax Cilmi Warfaa waa 8 Jilib, intay usii kala baxaan ma aqaan.
Boon Nuur Warfaa waa 6 Jilib, intay sii kala yihiin ma aqaan
Xirsi-Cagdheere Nuur Warfaa 7 Jilib, Intay sii kala yihiin ma aqaan.

Warfaa XIliguu noolaa ma sii foga, waa uun 200 oo sano, haddaan ka eego abtirkeena iyo ragii noolaa xiligii daraawiishta intay ay warfaa ka tirsanayeen

Re: Reer Warfa

Posted: Tue Dec 06, 2011 8:48 am
by The_Patriot
Xirsi-Cagdheere Nuur Warfaa