Page 1 of 4

Reer Warfa

Posted: Tue Sep 27, 2011 9:32 am
by Queen_Arawello
Masha Allah wax ka laandhersan ifka kuma arag, the only ones that come close is Reer Ceynaashe :lol:

Re: Reer Warfa

Posted: Tue Sep 27, 2011 9:56 am
by Queen_Arawello
Faarax-Caytame can you tell us about Ugaas Warfaa, what year did he lived..his offspring and siday u kale baxayn :up:

Re: Reer Warfa

Posted: Tue Sep 27, 2011 10:06 am
by ina aadan
Anigu waxaan u malayn inay reer samatar foljeex ka landheraysanyihiin qoladan madaxa ku socota.

Re: Reer Warfa

Posted: Tue Sep 27, 2011 10:29 am
by Cumar-Labasuul
how many jilibs ayay ukala baxaan, I think reer caynaanshe are 17

Re: Reer Warfa

Posted: Tue Sep 27, 2011 10:38 am
by ina aadan
Ugas Magan
Ugaas Cilmi
iyo Balaagmadobe

intaas umbaaban ka aqanaa, lakin iyagaa waxay u kala baxaan min 12 jilib oo hadan min 12 jiliba.

Re: Reer Warfa

Posted: Tue Sep 27, 2011 10:42 am
by Cumar-Labasuul
Ugas Magan
Ugaas Cilmi
iyo Balaagmadobe

intaas umbaaban ka aqanaa, lakin iyagaa waxay u kala baxaan min 12 jilib oo hadan min 12 jiliba.
masha'allah, sxb are you planning on making your own subclan in the future i.e. reer ina aadan oo kala ah ... jilib :lol:

Re: Reer Warfa

Posted: Tue Sep 27, 2011 10:43 am
by Username1
Masha Allah wax ka laandhersan ifka kuma arag, the only ones that come close is Reer Ceynaashe :lol:
Reer Ceynaashe are more laandher.. :up: :D

Re: Reer Warfa

Posted: Tue Sep 27, 2011 10:44 am
by Cumar-Labasuul
Masha Allah wax ka laandhersan ifka kuma arag, the only ones that come close is Reer Ceynaashe :lol:
Reer Ceynaashe are more laandher.. :up: :D
what about reer daahir sxb :P

Re: Reer Warfa

Posted: Tue Sep 27, 2011 10:45 am
by ina aadan
Caynaashe iyo Warfaaba waa landheere lakin, qolo u soo dhawaan karta xitaa ma jiraan Maalinguur.

Re: Reer Warfa

Posted: Tue Sep 27, 2011 10:47 am
by ina aadan
Cumarow magaca aabahi wuxuuba ku fiicanyahay qabiil e sow ma aragtid,,bal fiiri hoos.
Cali Aadan
Cumar Aadan
Cismaan Aadan

Re: Reer Warfa

Posted: Tue Sep 27, 2011 10:49 am
by The_Emperior5
Reer Ugaas Warfaa
Ree ugaas nuur warfaa &samatar warfaa (bah-lagmadowbe
Reer Khalaf-cigale
Reer Siciid
Reer Ugaas Cilmi Ugaas Warfaa bah gaalaad

Inaa aadan why are they called bah gaalaad

Re: Reer Warfa

Posted: Tue Sep 27, 2011 10:49 am
by Cumar-Labasuul
Insha'allah i will try to marry four wives and if they each give birth to about 8 sons each then that is 32 jilibs so then hopefully they follow the pattern -> hence reer cumar labasuul 8-)

Re: Reer Warfa

Posted: Tue Sep 27, 2011 10:51 am
by Cumar-Labasuul
ina aadan, if I give my children the names cumar, cismaan and ciise then they would look like majeerteen clans name, if you know what i mean :lol:

Re: Reer Warfa

Posted: Tue Sep 27, 2011 10:52 am
by ina aadan
Reer Ugaas Warfaa
Ree ugaas nuur warfaa &samatar warfaa (bah-lagmadowbe
Reer Khalaf-cigale
Reer Siciid
Reer Ugaas Cilmi Ugaas Warfaa bah gaalaad

Inaa aadan why are they called bah gaalaad
inay hoyadood gaalo madow ahayd baan u malayn.

Re: Reer Warfa

Posted: Tue Sep 27, 2011 10:53 am
by ina aadan
ina aadan, if I give my children the names cumar, cismaan and ciise then they would look like majeerteen clans name, if you know what i mean :lol:
:)
waar kadaa.