Isaga iyo Sheekh Deeq intay dileen ilaalayaashoodii bay soo baxsadeen, cajiib nimankan sheekoyinkooda filim inaad daawan baad moodi.Sulub 3 jeer buu u galay gacanta cadawga, 3diina wuu kaso baxsaday. walaahi ninka xabashidu gacan bay u taagtay.
Buug inaan ka qoro baa i haysa ninkan iyo mujaahidinta badan si aan lo iloobin waxa ay usoo mareen xoraynta dalkooda.
iga wale kasi wuxu aha libaax.. these men are made of steel...Some of these guys shekooyinkooda waa cajiib,straight out rambo movie walaahi.I remember hearing about the guy who got seperated from his platoon,so he ended up hunting the tigree for 7 days straight by himself till he came up on a JWXO camp,he was draging a wounded tigree soldier.
Return to “Ogaden - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 5 guests