Baxsan Deeqoow ma ceelkii Bulaalaad katimid
Mayee waa Dooxoyinkii iyo laagaha Faafaneed.Dhulka saa u qoyan ma jigjiga?
Jenecsani ilaa iyo babile iyo korkeedu ba waa sidaas.Mayee waa Dooxoyinkii iyo laagaha Faafaneed.Dhulka saa u qoyan ma jigjiga?
Babile ilaa negeyle reer cabdille aya degga, adiguna fafaan ayaad ka hadlaysa.War waa deeganka Jidwaaq sxb dhul cagdheer ma ah dhulkan.
been maxaan u sheegi, ilahay ba dhulkaas isiiyey ee haduu maseyr ku hayo isku day inaad iga qabsatiid, dhandhaan.Been bad ino shegaysa waryaa. Dhulku waa dhul absame iyo adeerken adiguna cabdile iyo xaarkagi baad ku dul waregaysaa.
Reer cali yusuf soo reer cabdile masoo hoos galo kkkkkkkk war aniga ayaa waliga ba ku maamoli, isku day inaad iga qabsatid.Nacas Cali yuusuf langaaba ba tahay aniguna waxaan ahay nin Guule Jaamac ah kolkasad ani ileedahay waad iga masayrsantahy iyo erayadii dumarka lagu odhan jiray.
Return to “Ogaden - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 3 guests