Postby ahmed yey » Sun Dec 09, 2012 4:12 pm
propaganda by ogadeen websites.
Gedo oo laga diidey maamul goboleedka Jubbaland
Published: December 9, 2012
Kn: Shir ka dhacay magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa laga sheegey in aanan xiligan la joogin xili la dhiso maamul goboleed.
Col. Warfaa Sheekh Aadan oo ka tirsan taliyeyaasha ciidamada dowladda Gedo oo hadlay waxa uu sheegey in uu taageersanyahay fikirka madaxweynaha Soomaaliya ee ku aadan arrimaha maamul u samaynta Jubbooyinka.
Waxa uu sheegey in iyada oo gobolada qaar iyo magaalooyin badan ay wali gacanta ka maqanyihiin aysan munaasab ahayn xiligan in maamul la dhiso.
Tani waxaa laga yaabaa in ay wadada u xaarto in labada gobol ee Jubbooyinka ay kaligood maamul goboleedka dhistaan mar haddii Gedo ay ka cago jiideyso.
KismaayoNews.com
do you think this is true.i dont think the two jubas can stand on its own.