Page 1 of 2
Yaa Maqlay Maah-maah dan??
Posted: Sun Dec 09, 2012 2:51 pm
by guhad122
"Ogaadeen nin maqleyna sigey, nin arkeyna dhimay"

Re: Yaa Maqlay Maah-maah dan??
Posted: Sun Dec 09, 2012 2:54 pm
by Hibonuraa
Somaaliidu been bey maah maahdaa

Re: Yaa Maqlay Maah-maah dan??
Posted: Sun Dec 09, 2012 2:55 pm
by Calibesteen
I've heard it and the meaning behind this Maah Maah is that Ogaden is brainless.

Re: Yaa Maqlay Maah-maah dan??
Posted: Sun Dec 09, 2012 2:56 pm
by AgentOfChaos
Adigu ma maqashay "qabyaalad iyo quranba waa la iska fogeeyaa."
Re: Yaa Maqlay Maah-maah dan??
Posted: Sun Dec 09, 2012 2:58 pm
by Calibesteen
Adigu ma maqashay "qabyaalad iyo quranba waa la iska fogeeyaa."
I was just joking brothar. They say kaftanku waa barasho.
Btw mr.Agent, are you good with computers?
Re: Yaa Maqlay Maah-maah dan??
Posted: Sun Dec 09, 2012 2:59 pm
by AgentOfChaos
I was talking to the OP, and no, I don't know shit about computers.
Re: Yaa Maqlay Maah-maah dan??
Posted: Sun Dec 09, 2012 3:00 pm
by Calibesteen
I was talking to the OP, and no, I don't know shit about computers.
My bad son!
Re: Yaa Maqlay Maah-maah dan??
Posted: Sun Dec 09, 2012 3:01 pm
by AgentOfChaos
Re: Yaa Maqlay Maah-maah dan??
Posted: Sun Dec 09, 2012 3:01 pm
by ina aadan
Waan maqlay, waaxay baxday xiligii la odhanjiray markuu wiilku 15 gaadho orod xoolo yeelo xolihii hore ragbaa iskale (yacni aabaha ba lehe kuwo kale orod yeelo).
Re: Yaa Maqlay Maah-maah dan??
Posted: Sun Dec 09, 2012 3:03 pm
by ina aadan
Adigu ma maqashay "qabyaalad iyo quranba waa la iska fogeeyaa."
Tan hada kadib waan isticmaalaya.
Re: Yaa Maqlay Maah-maah dan??
Posted: Sun Dec 09, 2012 3:06 pm
by Calibesteen
Waan maqlay, waaxay baxday xiligii la odhanjiray markuu wiilku 15 gaadho orod xoolo yeelo xolihii hore ragbaa iskale (yacni aabaha ba lehe kuwo kale orod yeelo).
Ohh I get it now.
So the moral of the maah maah is that you need you hearing more than your eyesight to detect big feet if they are trying to sneak up on you?
Re: Yaa Maqlay Maah-maah dan??
Posted: Sun Dec 09, 2012 3:10 pm
by ina aadan
Mooyi de, calibeysteenka kaaweyn bal orodoo so waydii.
Re: Yaa Maqlay Maah-maah dan??
Posted: Sun Dec 09, 2012 3:11 pm
by Hibonuraa
Mooyi de, calibeysteenka kaaweyn bal orodoo so waydii.

Re: Yaa Maqlay Maah-maah dan??
Posted: Sun Dec 09, 2012 3:12 pm
by Calibesteen
Mooyi de, calibeysteenka kaaweyn bal orodoo so waydii.
Loool meesha waa la kaftamaa bro. Waallahay if you say anything about Hawiye I would not get mad. If you are pissed maan, xaal qaado!
Re: Yaa Maqlay Maah-maah dan??
Posted: Sun Dec 09, 2012 3:34 pm
by metamorphosis
Waxaan ka maqlay faarax caytame.