Warkan ayaa ku soo aadaya kaddib markii Toddobo Jabhadood oo la dirira Dowladda Itoobiya ay kullan yeeshay.
Kullankaas oo la sheegay inuu ahaa midkii oogu horeeyay oo la iskaga kaashan doono Mustaqbalka Dhanka Ciidanka Iyo La Dagaalanta Xukumadda EPRDF.




