Its not unusual for the poor peasant soldiers from around Ethiopia to surrender frequently.
Sarkaal kamid ah Ciidanka ONLF ee qaabilay Askartan kaso goostay Liyuu Poliska Ciidamada Ethiopia ayaa noo sheegay in Ciidankan isugu jireen askar iyo masuuliyiin darajo kala gadisan ka hayay Liyu Poliska. Waxaa kamid ah oo kale askratan Soo goosatay hoggaamiyaal heystay qeybo kamid ah Ciidamada Liyuuu Poliska.
Waxaa la socday ciidanka soo goostay ee hawaarinta askar ka soo baxsatay ciidanka ay ugu yeedhaan federaalka Itobiya