Page 1 of 1
wareysi
Posted: Mon May 05, 2014 6:27 am
by manaxe88
waa kuma waxan waalan..walee maxaa crazy buuxo
Re: wareysi
Posted: Mon May 05, 2014 9:50 am
by xaliye123
Maxaad Adeer ku maagtay istubidhyohow.
Re: wareysi
Posted: Mon May 05, 2014 11:21 am
by Hyperactive
Maxaad Adeer ku maagtay istubidhyohow.

Re: wareysi
Posted: Mon May 05, 2014 2:58 pm
by manaxe88
Maxaad Adeer ku maagtay istubidhyohow.
ninyahow adigaaba og wuxuu yahay aniga maba aqaani lakin wareysigiisa baa la yaabay..is daji haduu your real uncle yahay
Re: wareysi
Posted: Tue May 06, 2014 4:35 am
by EEGA9
Ugaaska waamo manaxe waa runtaa wax waalan weeye

Re: wareysi
Posted: Tue May 06, 2014 12:03 pm
by xaliye123
De muxuu ku waalanyahay bal sheega. Awowogiin la gubiwaye.
Re: wareysi
Posted: Tue May 06, 2014 4:32 pm
by Hyperactive
dee wa dabaqoodi, lena somalida ethiopia ban nahay!! yaqyaqsi weeye odayga and painful listening to him.
Re: wareysi
Posted: Tue May 06, 2014 5:23 pm
by manaxe88
EEGA, he said abdi iley participates the biggest decision making in Ethiopia lol. xaliye wareysiga dhagayso waad la yaabi wuxuu ku hadlaayo adeerka