Page 1 of 1
Degmada Godcusbo
Posted: Mon Jul 14, 2014 6:46 am
by StormShadow
Re: Degmada Godcusbo
Posted: Mon Jul 14, 2014 9:56 am
by xaliye123
War niman hormaray baabad tihiin marba hadaad beranaysaan Milix e. Tolow sidee lo beraa?
Waraa ina aabow dhulka ugu qanisan inaad dagantahay sow ma ogid.
Re: Degmada Godcusbo
Posted: Mon Jul 14, 2014 6:30 pm
by StormShadow
Si fiican ogameynan faaideysan inaar waa gobolka keli ee sedex webi maro.
Cisbitaalka Hargeele
Re: Degmada Godcusbo
Posted: Tue Jul 15, 2014 8:18 am
by manaxe88
waa dhulkii ina aaboow lol
Re: Degmada Godcusbo
Posted: Tue Jul 15, 2014 10:11 am
by xaliye123
Berigii lugbuur madaxda ahaa lacagihii aad dhacdeen bad ku dhisteen ban filayaa.
Gobolka Shabeele inta dagmo ee tolku (ina aabow) uu dago ma taqanaa.
Re: Degmada Godcusbo
Posted: Tue Jul 15, 2014 7:15 pm
by StormShadow
Berigii lugbuur madaxda ahaa lacagihii aad dhacdeen bad ku dhisteen ban filayaa.
Gobolka Shabeele inta dagmo ee tolku (ina aabow) uu dago ma taqanaa.
Lugbuurna ma inaabow baa? wlhi waxba kama aqaani dhinacaas inaar. dhacdeen kulaha.

Re: Degmada Godcusbo
Posted: Thu Jul 17, 2014 1:47 am
by EEGA9
Salt farming is big in Afdheer
Ogaden is a very rich region, waanu isku filanahay ee inshallah aan is dhaafino cadawga buuraha maqala ka yimid.
