Page 1 of 1

Gudoomiyaha Jubbada Dhexe.

Posted: Fri Aug 22, 2014 6:47 am
by xaliye123
Cabdirashiid Jire Qalinle ma waxay walaalo ahayeen Xassan Jire Qalinle Madaxii hore ee kililka?

Re: Gudoomiyaha Jubbada Dhexe.

Posted: Sat Aug 23, 2014 11:15 am
by xaliye123
KISMAAYO (AFDHEER) Guddoomiyaha cusub ee gobolka jubbada hoose Cabdirashiid Jire Qalinle ayaa saaka tagay magaalada Kismaayo waxaana garoonka diyaaradaha ee Kismaayo kusoo dhaweeyey qaar ka mid ah masuuliyiinta Jubaland, Odayaal iyo shacab.



Waa guddoomiyihii ugu horreeyey ee maamulka Jubaland umagacaabo gobolka jubbada dhexe ee xaruntiisu tahay Bu`aale.

Guud ahaan gobolka jubbada dhexe waxaa maamula Shabaab.

Qaabka Kismaayo loogu soo dhweeyey guddoomiyaha cusub ee gobolka jubbada dhexe dib ayaan kasoo daabici doonaa.



RAAGE

KIsmaayo

afdheer.com

Re: Gudoomiyaha Jubbada Dhexe.

Posted: Sun Aug 24, 2014 2:36 pm
by StormShadow
Haa inader waa walaalo waaana reer Cali.

Re: Gudoomiyaha Jubbada Dhexe.

Posted: Thu Aug 28, 2014 3:21 am
by EEGA9
Hilaac21 wrote:Haa inader waa walaalo waaana reer Cali.

Not many Jubbada dhexe people support him I hear.

Re: Gudoomiyaha Jubbada Dhexe.

Posted: Thu Aug 28, 2014 4:08 pm
by StormShadow
No one hates no one the trashy websites thought the dude was small mouth and thought they had a chance to write something like look small mouth have all these jagooyin and so on but they failed not knowing he was reer cali. they used the name of the gudoomiya beesha in N America we were laughing the whole time.
We're not known to be power hungry.

Re: Gudoomiyaha Jubbada Dhexe.

Posted: Thu Aug 28, 2014 4:54 pm
by MarsinQorahay
His brother was one of the presidents of Kilil 5 and was killed for giving information to the terrorist group ONLF.

Re: Gudoomiyaha Jubbada Dhexe.

Posted: Thu Aug 28, 2014 5:49 pm
by StormShadow
He was part of the onlf party. ONLF were in terms with the ethiopians before they started guerrilla war. The first two presidents the kilil had were both onlf. He was the one signed the gooni isu taag without informing adis and they put him in jail later he was released and left the place.
Abdulahi Muhammed Sa'adi (ONLF) (January 23, 1993 - July 15, 1993)
Hassan Jire Kalinle (ONLF) (July 1993 - April 1994)

Re: Gudoomiyaha Jubbada Dhexe.

Posted: Mon Sep 01, 2014 4:21 pm
by xaliye123
Oo maxaa Afgaabki ku dhacay tolow. Mise macalin Ibraahin iyo seeraar baa afgaaba ah.

Re: Gudoomiyaha Jubbada Dhexe.

Posted: Mon Sep 01, 2014 4:57 pm
by StormShadow
Inabow WA inabow that's what matters.

Re: Gudoomiyaha Jubbada Dhexe.

Posted: Mon Sep 01, 2014 5:01 pm
by xaliye123
Hilaac21 wrote:Inabow WA inabow that's what matters.
Walee waad naga gobsantihii ina aabow.

Waad ogtahay anagu inaanu sida diiratada is diiran lahayn.

Odaygii reer ina aabo wuxuu ka yidhi MZ maad maqashay.

Re: Gudoomiyaha Jubbada Dhexe.

Posted: Mon Sep 01, 2014 5:15 pm
by StormShadow
Kkkkkkk waa horan saas aheyn laakin waa laga cimri qaatay.Muxu Yiri odeyga?

Re: Gudoomiyaha Jubbada Dhexe.

Posted: Mon Sep 01, 2014 5:23 pm
by xaliye123
Hadaan kuu sheko waad nagu dacaayadayn de.

Waa oday estv waa dhaway laga soo daayay oo le mz gabdhahooda yaan la guursan adhigooda yaan la gadan.

Sababtana markalaan kuu shegi.

Re: Gudoomiyaha Jubbada Dhexe.

Posted: Mon Sep 01, 2014 5:27 pm
by StormShadow
:lupe: :notsure: