Page 1 of 1

Ina Iley oo la eryay.

Posted: Fri Sep 12, 2014 7:28 am
by xaliye123
War degdega oo hadda soo dhacay ayaa shegaya in ina iley la caydhiyay.

Waxaana laga soo xigtay dad Jigjiga jooga, lakin waxaynu ka war sugaynaa saacadahan soo socda war sugan.

Re: Ina Iley oo la eryay.

Posted: Fri Sep 12, 2014 8:25 am
by GAMES
Waa sheeko utaal Somalida Ethiopia ku nool. Aniga koleyba qofkii shaqada laga ruqseeyo, iyo kii cusub oo lakeeno, waxba igama gelin.

Waxaan jeclaan lahaa reer Ogadenia'yoow, in'aad Madoowe naga kaxeesataan oo aad Jigjigga iyo meeshuu kayimid ku celisaan.

Khaati bilaahi ayaan Jubooyinka kataaganahay. ;)

Re: Ina Iley oo la eryay.

Posted: Fri Sep 12, 2014 8:34 am
by djibsomali
ogaden gormuu jigjiga yimid???
Jigjiga is a jidwaaq deegan followed by gadaboursi, jarso, a little of geri and plenty of Oromo.


Last 10 years badaw goday kasso qaxday ayaan sidi geelaa u dhex socotaaa jigjiga!!

Re: Ina Iley oo la eryay.

Posted: Fri Sep 12, 2014 8:45 am
by GAMES
ogaden gormuu jigjiga yimid???
Jigjiga is a jidwaaq deegan followed by gadaboursi, jarso, a little of geri and plenty of Oromo.


Last 10 years badaw goday kasso qaxday ayaan sidi geelaa u dhex socotaaa jigjiga!!
Jabuuti, adigu Somalida kadhexbaxoo Ethiopian ka iyo kuwa Asmara kasoo qul qulaya kawal wal.

You guys have your own country, ee dhinacaas sheekadaada la'aad.