Ileen ninku waxba ma ogo. nin wax garad baan uqaatey. waaban carooday markuu yidhi Cabudwaq baa ugu foolxunadeer Somaliler Xaliye nin dal iyo dad yaqaan ah ma uu aha
Sax Cawlyahan Iyo MZ baa siman Laakin yaw waaye Musahan aad sheegeysid agah.Cawlyahan iyo reer Cabdile ha simin, waxaa siman MZ iyo Cawl.
Talamoge iyo Muusena way simanyihiin ma garatay.
Reer Qasinkee??War cabdile waxwalba waad ka heli qaar daxurka aan laga garanayn xiita waad ku arki.
Ma ogtahay in Reer Qaasinku nala dagi jirey berigii hore?
Return to “Ogaden - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 8 guests