Page 2 of 3

Re: Balwarama Soo Gal Ina-Adeer!!

Posted: Tue May 31, 2016 6:52 am
by MarsinQorahay
Godey is the second largest city after Jigjiga they should develop it first before others but I guess they have to put reer ONLF first to keep them happy.
Godey is built by Shacabka only. The only government effort was the electricity. He has built many government building in QDahar and he paved all the roads.

Godey and J J has the only 2 working Airports inside the Kilil. Then he built a highclass Airport at QDahar where no Airplanes land xD whereas full working Godey Airport has 2 rooms from the Dergi haha.

Laakiin dhib malaha. Inta ay dowlad la'aan nagu dhici lahayd
nin Ogaadeen ah dadkiisa ha iska nooleeysto.
Next President will become better, and the next even better.

I vite for Makaahiil next :up:
Abdi Iley is the best president who's come to power in Kilil 5 so far, wax la dafiri karo majirto, put the development aside, the man made sure every president gets their paycheck after retirement.

The man is very young to be a president and ofcourse he had done some bad things while he was in power but he is 100 times better than those before him.

But keep this in mind, It will always be an OG president.

Re: Balwarama Soo Gal Ina-Adeer!!

Posted: Tue May 31, 2016 6:57 am
by dvision01
How many presidents did ddsi have last 30 years.? Were they all ogaden.? Is there a list

Re: Balwarama Soo Gal Ina-Adeer!!

Posted: Tue May 31, 2016 7:03 am
by WaaSamane
There has been few non Daarood.
From now on laakiin Absame ma dhaafi karto.

Re: Balwarama Soo Gal Ina-Adeer!!

Posted: Tue May 31, 2016 7:04 am
by MayDay777
No such thing as a non Absame president from now on :up: smaller clans will get theirs but presidency will forever be Ogaden and Absame

@Samane Makaahil before Cabdalle?? :)

Re: Balwarama Soo Gal Ina-Adeer!!

Posted: Tue May 31, 2016 7:08 am
by dvision01
So u saying Gadabursi, issa, Mjs, isak, hawiye, can never be president.?? Is that a rule made by the Ethiopians.??

Re: Balwarama Soo Gal Ina-Adeer!!

Posted: Tue May 31, 2016 7:09 am
by MayDay777
So u saying Gadabursi, issa, Mjs, isak, hawiye, can never be president.?? Is that a rule made by the Ethiopians.??
Majority will always win ;)

Re: Balwarama Soo Gal Ina-Adeer!!

Posted: Tue May 31, 2016 7:11 am
by dvision01
Yea let all the Laangaabs starve :D

Re: Balwarama Soo Gal Ina-Adeer!!

Posted: Tue May 31, 2016 7:12 am
by MayDay777
before Ogaden were fighting and resisting forming a DDSI so smaller dudes were being given the power of that region but now Ogaden are pro DDSI so they will take over the important places formerly for the smaller non resisting clans

Re: Balwarama Soo Gal Ina-Adeer!!

Posted: Tue May 31, 2016 7:15 am
by WaaSamane

@Samane Makaahil before Cabdalle?? :)
If Cabdalle becomes a President Ree Cabdille way u dhammaatay after all Iley has done to us. Reerka waa Dabeecad Xumo aabahood.

If Reer Isahaaq becomes a President Reer Cabdille way u dhammaatay.

If Coolyahan becomes a P Reer Cabdille way u dhammaatay.

If Bahgeri becomes a President sidoo kale.

Makaahiil laakiin Ina Ileey faraha lamuusan galin whereas he whooped almost whole O.G.

Marka Makaagiil has no Cuqdad.

War xitaa if Reer Warfaa becomes President all the smaller Reer Cabdille Clans will get smacked xD

Ilaahayoow eeysan umaddaada na wada nicin.

Re: Balwarama Soo Gal Ina-Adeer!!

Posted: Tue May 31, 2016 7:16 am
by WaaSamane
No such thing as a non Absame president from now on :up: smaller clans will get theirs but presidency will forever be Ogaden and Absame

@Samane Makaahil before Cabdalle?? :)

Re: Balwarama Soo Gal Ina-Adeer!!

Posted: Tue May 31, 2016 7:23 am
by MayDay777
:lol: fking shidh ina Iley Ogaden oo dhan buu Cabdille kudirey :snoop:

Re: Balwarama Soo Gal Ina-Adeer!!

Posted: Tue May 31, 2016 7:27 am
by theyuusuf143
@Samane axmed

Waar xaga isku xidhka jidadka in badan baanu kaga horaynaa Somali oo dhan iska dhaaf kililkee. anaga qabaa,ilkaa horumarinta jidadka ku tartama. Waxanu nahay dadka keliya ee qabyaalad wax ku dhisa. Kkkk


@Guhad indr doodaad soo dhigtay doraad ee la xidhiidhay reer NFD, waa run siyaasiyiinta Somaliyeed ee deegaankaas in badan oo ka midaa iskood u taageera qadiyada Somaliland. Sabab uu diidaysaana ma jirto oo yaguba ma rabaan maanta dhulkooda muran iyo fidno la geliyo oo la yidhaahdo kenya ayaa laydinkaga xoraynayaa xoog iyo jabhadayn. Nin kastoo maanta Somaliweyn aan xal u arag dabcan waa inuu na taageeraa. Taas waxa dheer dawlada sare ee kenya lafteeda ayaaba la dhacsan gooni isu taaga Somaliland. Ethiopia la mid. Labadaas wadanba waxaanu ka haysanaa de facto recognition laakiin waanu ognahay inaysan ictiraaf diplomacy ah aanaan ka helayn waayo jiritaankooda ayey khalkhal gelin kartaa arintaasi haday yagu horseedaan.

Anakiyo Ogaden arimahayagu isma burinayaan sabankan. Dhul iyo siyaasad toona iskuma haysano maanta hadaan wakhtiga iyo talo xumo innagu kellefin. Jabhad kiina iyo dabaqoodhiinuba guulaysta idin kala garan maynee. Hadaan riwaayad laysu jilayn sabab aynu nacayb isugu haynaa ma jirto. The average ogaden ee dhagaxbuur joogaa has no proplem inuu hashiisa burco u iibgeysto anana dhaantada jigjiga ka socotaa xaraarad mooyee xasarad naguma hayso. Hadee Xabashiguna dushaas buu inaga wada ilaashanayaa , hala tunto horumarkuna wakhtiguu la socdaa.

Re: Balwarama Soo Gal Ina-Adeer!!

Posted: Tue May 31, 2016 8:00 am
by WaaSamane

Waar xaga isku xidhka jidadka in badan baanu kaga horaynaa Somali oo dhan iska dhaaf kililkee. anaga qabaa,ilkaa horumarinta jidadka ku tartama. Waxanu nahay dadka keliya ee qabyaalad wax ku dhisa. Kkkk
War I have been in SLand. You guys do have ilbaxnimo but no quality on roads. You have not even changed the Siyaad Barre Roads in Hargeeysa :down:

Re: Balwarama Soo Gal Ina-Adeer!!

Posted: Tue May 31, 2016 8:25 am
by theyuusuf143

Waar xaga isku xidhka jidadka in badan baanu kaga horaynaa Somali oo dhan iska dhaaf kililkee. anaga qabaa,ilkaa horumarinta jidadka ku tartama. Waxanu nahay dadka keliya ee qabyaalad wax ku dhisa. Kkkk
War I have been in SLand. You guys do have ilbaxnimo but no quality on roads. You have not even changed the Siyaad Barre Roads in Hargeeysa :down:
Wado nacnac daa ku badan hargeisa laakiin kolayba wax badan baa la habeeyey last 3 years . Nacnac waa xildhibaan araboo imtixaana islaamaha jaarkuu dhan buu qaadhaan ka kasoo ururiyaa markaasuu jidadka yaryar ee xaafadaha xoogaa daamur iyo quruurux ah ku daadiyaa. Laakiin waanu dadaalaynaa ilaa ceerigaabo oo 300 km ah ayaanu la butuluqsanaynaa. Eeg indr anaku dee deeq iyo amaahi toona naguma socoto marba waxaanu 3da habrood iyo arabka ka helnaanu wax ku dhisnaa. Intaas baanu weliba nabadiid iyo argagixisoo dhan iskaga celinaa. Amaahdii noogu horaysay ayaan dhawayd baanu shirkad tolka ethiopian ku leeyihiin asphelt plant kaga soo gadanay.

Re: Balwarama Soo Gal Ina-Adeer!!

Posted: Tue May 31, 2016 8:51 am
by WaaSamane
Image

This laami goes 660km all the way to Godey.
They are dragging it further to Afdheer.
Its not the bs quality i've seen in meelaha kale waa High Quality.

Thats whatsup.