Page 3 of 3

Re: Balwarama Soo Gal Ina-Adeer!!

Posted: Tue May 31, 2016 9:32 am
by MayDay777

Waar xaga isku xidhka jidadka in badan baanu kaga horaynaa Somali oo dhan iska dhaaf kililkee. anaga qabaa,ilkaa horumarinta jidadka ku tartama. Waxanu nahay dadka keliya ee qabyaalad wax ku dhisa. Kkkk
War I have been in SLand. You guys do have ilbaxnimo but no quality on roads. You have not even changed the Siyaad Barre Roads in Hargeeysa :down:
Wado nacnac daa ku badan hargeisa laakiin kolayba wax badan baa la habeeyey last 3 years . Nacnac waa xildhibaan araboo imtixaana islaamaha jaarkuu dhan buu qaadhaan ka kasoo ururiyaa markaasuu jidadka yaryar ee xaafadaha xoogaa daamur iyo quruurux ah ku daadiyaa. Laakiin waanu dadaalaynaa ilaa ceerigaabo oo 300 km ah ayaanu la butuluqsanaynaa. Eeg indr anaku dee deeq iyo amaahi toona naguma socoto marba waxaanu 3da habrood iyo arabka ka helnaanu wax ku dhisnaa. Intaas baanu weliba nabadiid iyo argagixisoo dhan iskaga celinaa. Amaahdii noogu horaysay ayaan dhawayd baanu shirkad tolka ethiopian ku leeyihiin asphelt plant kaga soo gadanay.
Walle 3da Habro weey dadaaleen been ma aha :up:

Re: Balwarama Soo Gal Ina-Adeer!!

Posted: Tue May 31, 2016 10:59 am
by theyuusuf143
Image

This laami goes 660km all the way to Godey.
They are dragging it further to Afdheer.
Its not the bs quality i've seen in meelaha kale waa High Quality.

Thats whatsup.
Thats almost equal to borama to lasanod road. Hada waxay ciidagale dhameeyeen wado layidhaahdo wadada cad oo ay doonayaan inay dawlada kililkuna dhanka awaare mid kasoo geliso. Arabkuna waxay wadaan wadadan casriga ah ee baligubadle tagta oo yadana ay doonayaan inay dhagaxbuur ku xidhaan. Aad baanu usoo dhawaynaynaa hadii community ga ogadenku ama dawlad deegaanku wadooyinkaas ay dhankooda kasoo dhisaan. Si aynu ganacsigeena usii balaadhino. Dhanka kale EU da iyo carabtu waxay inoo dhisayaan jid highway ah ah oo isku xidha berbera to jigjiga/dirdawa.

https://youtu.be/nedBNPnqWXc

Re: Balwarama Soo Gal Ina-Adeer!!

Posted: Tue May 31, 2016 11:52 am
by WaaSamane

:up: laami tayo leh un ha laga dhigo $$$ un baa wax qurxiso.

Re: Balwarama Soo Gal Ina-Adeer!!

Posted: Fri Jun 03, 2016 4:36 am
by Khalid Ali
does this mean ogaden have give up on independence i remember 8 or 9 years ago no one ever even mentioned the word ddsi. is onlf something of the past have ogadens given up on having a state of their own. did meles zenawi doctrine eventually won. it is very counter productive guhad says he supports both onlf and iley. but how can that be ileey waxa loo so diray inu qoorta u yareyoo onlf or does qabiil supercedes ideology objective vision independende and freedom. would u still support dds if ilileey was sheikhaash for example.

Re: Balwarama Soo Gal Ina-Adeer!!

Posted: Fri Jun 03, 2016 4:38 am
by millahjovich
Godey is the second largest city after Jigjiga they should develop it first before others but I guess they have to put reer ONLF first to keep them happy.
Godey is built by Shacabka only. The only government effort was the electricity. He has built many government building in QDahar and he paved all the roads.

Godey and J J has the only 2 working Airports inside the Kilil. Then he built a highclass Airport at QDahar where no Airplanes land xD whereas full working Godey Airport has 2 rooms from the Dergi haha.

Laakiin dhib malaha. Inta ay dowlad la'aan nagu dhici lahayd
nin Ogaadeen ah dadkiisa ha iska nooleeysto.
Next President will become better, and the next even better.

I vite for Makaahiil next :up:

Telephone Conference Calling | |
Conference Calling ||
WP Chat