I have love for my Ogaaden Brothers wallahi
horaa loo yidhi
Ogaadeen haddaan ahay dad wow amar sareeyaaye
Abtirsiinyaday waxay gashaa odeyo waaweyne
Halkaan uga arooraana waa ubixi Daaroode
Udgoonow Rasuulkiina waa ina adeerkeeye
Asaxaabihii dhamaan ayaan ehel wadaagnaay
Allahayow daa ubadkii darood ismaciiley