Page 1 of 1

Xoogaga ONLF ee Duufaan oo Jabiyay ciidan xabashi ah

Posted: Wed Jan 28, 2009 4:03 am
by ahmed_gurey
Xoogaga ONLF ee Duufaan oo Jab laxaad leh gaadhsiiyay ciidankii Woyaanaha


Warka naga soo gaadhaya Gobalka Dhagaxbuur ayaa sheegaya in ay istaageen Dagaaladii Cuslaa ee Mudada Shanta Cishaa ka socday aaga dhaxbuur, intoodii badnayd. Dagaaladan oo ahaa kuwo ay qaadeen Xoogaga xaqlayaasha ONLF qaybta duufaan kuna qaadeen Ciidan habqan ah oo kasoo hadhay ciidankii bishii hore qaybta Gorgor kusoo jabisay galbeedka Ogaadeenya.

Dagaalkan oo socday mudo laba cishaa ayaa gabi ahaanba lagu dur duriyay ciidanka tabarta darran ee Woyanaha dadka ku ag dhaw aagaga dagaaladu saameyeen ayaa noo sheegay in markii ugu horaysay arkeen ciidamada woyanaha oo dadka ku baryaya in ay bakhtigooda soo aasaan.

Magaalada Dhagaxbuur ayaysan jirin wax gurmad ah oo kabaxayaa Marka laga reebo Diyaarado Kolla kacaya kolna soo dagaya diyaaradahan oo ilaa iyo hadda aanan naloo sheegin wax khasaaro ah oo ay gaysteen.

Si kastaba ha ahaatee Dadka S/Ogaadeenya ayaa si wayn ugu diirsaday jabka loogaystay ciidankii woyanaha ee bishii hore Gorgor kusoo jabisay Galbeedka Fog ee Ogaadeenay

Shacabka S/Ogaadeenya iyo Caalamka ayaa Ku xasuusta Qaybta Duufaan ee ONLF Dagaalkii Cobolle ee ay ku difaacayeen khayraadkii iyo hantidii umadda S/Ogaadeenya.


Dufaan/Dhagaxbuur

:up: :up: :up:

Re: Xoogaga ONLF ee Duufaan oo Jabiyay ciidan xabashi ah

Posted: Wed Jan 28, 2009 4:30 am
by ahmed_gurey
dufaan is top notch military commando's section of ONLF, they have never lost a battle. :up:

Re: Xoogaga ONLF ee Duufaan oo Jabiyay ciidan xabashi ah

Posted: Wed Jan 28, 2009 11:32 pm
by new-york24
DONT FORGET QEYBTA GORGOR...CIIDANKAN WAXAA SOO JABIYEY GORGOR AND NOW DUUFAAN IS FINISHING THEm off.

both gorgor and duufaan endure a harsher training method than the regular onlf army,they fall under the special forces umbrella :up:

Re: Xoogaga ONLF ee Duufaan oo Jabiyay ciidan xabashi ah

Posted: Thu Jan 29, 2009 2:18 am
by ahmed_gurey
dufaan iyo gorgor xabashi way jabiyeen...waxaa ka daran kuwa hada laga keenayo eritrea :lol: :lol: :lol:

Re: Xoogaga ONLF ee Duufaan oo Jabiyay ciidan xabashi ah

Posted: Thu Jan 29, 2009 3:17 am
by Queen_Arawello
what about cidaanka Doolow :?: :?:

Re: Xoogaga ONLF ee Duufaan oo Jabiyay ciidan xabashi ah

Posted: Thu Jan 29, 2009 3:31 am
by ahmed_gurey
:up:
Queen_Arawello wrote:what about cidaanka Doolow :?: :?:


jabhada there too much now, ciidanka dolow iiga waran.