young ONLF mujahid, reciting words of wisdom.
Posted: Wed Jan 28, 2009 4:20 am
1-Inta ay Goday, gaalathu fadhido, gam'imayo oo
gurmad iyo dagaal, kama gaabsadoo waa iga go'aan!
2-Qalbidahar inta ay, khajafadu ku cuni, xabadahan qarxiyo, qori baan wataa, kheylaan ahoo ma qaboobayee!
3- Inta uu Wardheer wayanahu fadhiyo,walee iyo bilee, wareer iyo dagaal, kama waabtoo wacad baan kuu maray!
4- Dhagaxbuur inta ay, gaalladu dhabayn, shacabkana kuu dhibii, dhamac iyo rasaas, dhigi mayo oo, dhaar baan kuu maray!
5-Inta ay Jigjiga joogaan tigree, jirdil aan qabiyo, jeel laygu xiro, uma joogayoo waan jahaadayaa.
this is true liberation wallahi