Page 1 of 1

Shir Xasaasi ah oo Dhoobleey ka furmay

Posted: Sun Mar 08, 2009 5:43 am
by ahmed_gurey
Shir Xasaasi ah oo Dhoobleey ka furmay
Written by dhamac
Saturday, 07 March 2009
DUF:Dhobley_Wararka naga soo gaadhaya magaaladda Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in uu halkaasi shir uga furmay Masuuliyiinta ka arrimisa gobollasda jubbooyinka ee Degaan ahaan ka soo jeeda isla gobollada jubbooyinka. Shirkan oo looga arrinsanayo maamul u samaynta Gobollada jubooyinka ayaa waxaa la isla qaadaa dhigayaa qodobadi ugu dambeeyey iyo qaabka loo soo gunaanadayo arrinta maamulka.Masuliyiinta shirka u fadhiya ayaa waxay ka mid: Sheekh Xasan Turki, Sheekh Axmed Islaan "Axmed madoobe" ,Sheekh Ibraahim Shukri, Sheekh Daahir ,Sheekh Dulyadeyn waxaana la filayaa in dhowaan lagu dhawaaqi doono maamulki gobollada jubbooyinka.


Dadka u dhuun duleela arrimaha Jubbooyinka ayaa waxay sheegayaan in maamulka loo samaynayo Jubbaland uu yahay mid ay ka wada tashadeen Raaskambooniyiinta iyo Odayada degaanka waxaana la rajaynayaa in uu halkaas ka soo baxo maamul u horseeda dhamaan degaanka Jubbooyinka xasilooni iyo horumar.Gobollada Jubbooyinka oo ka mid ah goobaha ugu khayraadka badan dalka Soomaaliya ayaa waxaa la hadhay Colaado iyo dagaalo ay inta badan soo abaabulayeen dad aan degaanka u dhalan taasoo ay sabab u ahayd kala qaybsanaan iyo damani saamaysay dadki degaanka.Shirkan oo caddayn u ah sida ay ooga go'an tahay dadka ka soo jeeda gobollada jubbooyinka in ay mustaqbalkooda hantaan ayaa aad looga war dhowraya natiijadiisa rasmiga ah, ayadoo aan la socono in uu dhamaaday xiligi loo qabtay maamulka wadaaga ah ee ka jira magaalada Kismaayo.La soco Dufaan

Re: Shir Xasaasi ah oo Dhoobleey ka furmay

Posted: Sun Mar 08, 2009 5:44 am
by ahmed_gurey
hopefully something good can come out of this we need jubboyinka as a safe haven for our civillian's and route for our jabhad.

Re: Shir Xasaasi ah oo Dhoobleey ka furmay

Posted: Sun Mar 08, 2009 10:13 am
by KUUSH
The last Governer of jubooyinka Sheekh Axmed Islaan "Axmed madoobe is back in the game. this dude is well loved and respected in jubooyinka and NFD, we all remember how the OG sujuu rescue him from the ethiopian/american intelllengcy when they arrested him at wilson airport when his plane landed there for emergency. he is not extreemist, he is moderate and he is close to sharif.

Re: Shir Xasaasi ah oo Dhoobleey ka furmay

Posted: Sun Mar 08, 2009 10:27 am
by Kolombo
Thats good. Sh. Ahmed Madoobe & Sh. Ibraahim Shukri were almost sidelined 2 years ago, after the Maxakiim were ousted, they lost their position in the community. But, I'm glad to see they're back again. Sh. Madoobe walahi is one tough guy, almost died fighting the Tigres, his body half burned, jailed and he survived. We need strong men like these guys.

Sh. Hassan Turki & Dulyadeyn + Sh. Madoobe & Sh. Shukri= power house team. :up:

Re: Shir Xasaasi ah oo Dhoobleey ka furmay

Posted: Sun Mar 08, 2009 10:46 am
by KUUSH
Kolombo wrote:Thats good. Sh. Ahmed Madoobe & Sh. Ibraahim Shukri were almost sidelined 2 years ago, after the Maxakiim were ousted, they lost their position in the community. But, I'm glad to see they're back again. Sh. Madoobe walahi is one tough guy, almost died fighting the Tigres, his body half burned, jailed and he survived. We need strong men like these guys.

Sh. Hassan Turki & Dulyadeyn + Sh. Madoobe & Sh. Shukri= power house team. :up:


Top team. i hope this will iredicate Jubbyinka problems for ever.

Re: Shir Xasaasi ah oo Dhoobleey ka furmay

Posted: Sun Mar 08, 2009 7:16 pm
by new-york24
see the mistake the reporter made is outing the location of the meeting and the name of the amiir :down: you cant move in such manner when your center of attention and your name rings bells and shakes the hearts of men. :down:

on another note good news weeye. :up: