Page 1 of 1
ONLF capture's the city of mustaxil .
Posted: Tue Mar 10, 2009 4:06 am
by ahmed_gurey
Cidamada JWXO oo la wareegay magaalada Mustxiil waxayna dagaal xoog ka wadaan Wardheer iyo Qalaafo.
Warar dag dag ah oo naga soo gaadhay Ogaadeeniya ayaa sheegaya in ciidamada JWXO ay qabsadeen magaalada Mustixiil kadib markii ay dagaal qaraar ku qaadeen magaaladaas. JWXO ayaa weerar ku qabsatay magaalada Mustaxiil oo u dhaxaysa magaalada qalaafo iyo baladweyn. Sida lagu soo waramaayo inka badan 80 askari oo ka tirsan ciidamada Itoobiya ayaa lagu dilay dagaalkaas waxaana looga qabsaday hub iyo saanad aad u farabadan.
Sida lagu soo waramaayo waxaa dagaal ka socdaan laba magaalo oo lagu kala magacaabo khalaafo iyo wardheer oo la filaayo in lagala wareegi doono saacadaha soo socda.
Maalmahan ayaa waxaa socday dagaal u dhaxaya ciidamada wayaanaha iyo JWXO oo inta badan lagu jabiyey ciidamada Itoobiya.
Wixii faafaahin dib ayaan kasoo sheegi doonaa
Re: ONLF capture's the city of mustaxil .
Posted: Tue Mar 10, 2009 4:43 am
by Queen_Arawello
geesiyaasha ONLF/jwxo waa kuwa sharafta iyo qadiyda umada somaliyeed utaagan had iyo jeer inshaa alaah way guulaysan doonaan gumaysiga iyo daba dhilifkana waa la karbaashi doonaa mar dhaw dalna ninkii lahaa baa uhari ninkii dhoof ku yimid bay geeridu dhibaysaa gaal maqala ka imaaday igu gumaysan maayo magaalooyinkeyga qaaliga ah sida
godey gacalo
dalsan wardheer
qabridahre
shilaabo
dhagax buur
jijiga
fiiq
Re: ONLF capture's the city of mustaxil .
Posted: Tue Mar 10, 2009 4:51 am
by Munique05
MASHALLAH VIVA ONLF..Nasab waxaa ah dadka naftooda u huray dadkooda iyo diintooda---> O N L f

Re: ONLF capture's the city of mustaxil .
Posted: Tue Mar 10, 2009 5:05 am
by ahmed_gurey
Ethiopia ONLF rebels 'seize town'
Rebels in Ethiopia fighting for the independence of the Somali-speaking Ogaden region say they have captured a town in the east of the country.
The Ogaden National Liberation Front (ONLF) said it had seized Mustahil and was also fighting for the towns of Wardheer and Khalavo.
It said at least 80 Ethiopian soldiers had been killed.
An Ethiopian government spokesman told the BBC the reports were absolutely false and the ONLF was on the run.
On Saturday, the Ogaden rebels said they had killed more than 20 Ethiopian troops in recent fighting, a report also denied by the authorities in Addis Ababa.
The ONLF, founded in 1984, says the Somali-speaking population in Ethiopia's oil-rich Ogaden region has been marginalised by Addis Ababa.
Ethiopia's military launched an offensive against the ONLF after its fighters attacked a Chinese-run oil venture in Ogaden in 2007, killing dozens of people, including nine Chinese nationals.
Re: ONLF capture's the city of mustaxil .
Posted: Tue Mar 10, 2009 5:35 am
by paidmonk
To my big-footed cousins.
Re: ONLF capture's the city of mustaxil .
Posted: Tue Mar 10, 2009 5:38 am
by Munique05
paidmonk wrote::up:
To my big-footed cousins.

big-foot is blessed

Re: ONLF capture's the city of mustaxil .
Posted: Tue Mar 10, 2009 5:39 am
by surrender
Re: ONLF capture's the city of mustaxil .
Posted: Tue Mar 10, 2009 5:51 am
by Munique05
Re: ONLF capture's the city of mustaxil .
Posted: Tue Mar 10, 2009 5:55 am
by Hyperactive
Mr.Wise wrote:ONLF? War caruurtan Yaa wax u sheega, war ther is nothing called Guul ay ONLF gaadhi garto, not maanta not berito, Caqiido raqiisa, iyo xamaasad aan dhaafsaneyn afarta Guri naga taga, waligeydna taas uun baad ku jireysaan walee unless you unite with other somalis dagenan dhulka ay Ethiopia xooga ku haysato,
Ogadenis are Somalis; but all Somalis are not Ogadenis
but guusha onlf wa guusha somalida o idil o gumeysiga ethiopia ko jira.
even gumeysiga wa la isku hasdaya!! walle somalidi wan ka yaabey.
intaas ay habashi la dagalamayan ba lagu hasdaya.
Allah mo ibliis la dagaalo tigrey i would support, leave alone my muslim brothers.
Re: ONLF capture's the city of mustaxil .
Posted: Tue Mar 10, 2009 6:33 am
by shiniile9
Mr.Wise wrote:ONLF? War caruurtan Yaa wax u sheega, war ther is nothing called Guul ay ONLF gaadhi garto, not maanta not berito, Caqiido raqiisa, iyo xamaasad aan dhaafsaneyn afarta Guri naga taga, waligeydna taas uun baad ku jireysaan walee unless you unite with other somalis dagenan dhulka ay Ethiopia xooga ku haysato,
Ogadenis are Somalis; but all Somalis are not Ogadenis
Your username and your writing are vice versa.

Re: ONLF capture's the city of mustaxil .
Posted: Tue Mar 10, 2009 6:56 am
by sheekh-Farax-zero
Allahu-akbar walcizatulilaah,,,,,,,,,,,,VIVA somali galbeed
Re: ONLF capture's the city of mustaxil .
Posted: Tue Mar 10, 2009 8:49 am
by Son_of_Somalia