Waryaa cool horta waan ku salaamay...hadaad i salaamtay sii fiican baan kuugu warami itaanan la is gelin.
ninyahow war jiraa iska yar, Jubboyinka waa naloo xoog sheegtay, shadhaadhiin weeye kuwaas ha igu soo hadal qaadin
Xagii dhulkeena halganku waa meeshisii ONLF wali kurkay ka guraysaa Xabashidii, inshallah waxaan filaynaa sida warka aan u hayo inuu gobolku aad isku badeli, faahfaahin taas kama bixin karo hada...dhinaca kale Gaalkii Meles baanu bariyahan ku jeednaa oo yurub ka qadaabsanaya isagoo leh waxbaan environmentka ka qaban tuug...meel kasta kaas waanu ku dhibi awowgii la gubka.
kasoo Gudub Odeygii Barre, waan ku arkaa saad usocotid eh miyaad ka daashey

Odeygu ma kamaando training buu qaadanayaa, odeygaa Beesha Sade wuu lugooyay, bariyahan Ahlu Sunnah baa soo baxday, kuwaas Xabashi bay la shaqeyaan baa la yidhi eh aga, waryaa lakiin Shabab bay dad dhan ka hayaan laakiin shabab markay Shariif ka faraxalato suufi wax la dhaho ama la dhihi jirey Somaliya la maqli maayo, tomoweynta tusbaxa dheer waa la xasuuqi walee
waa kow bal waxa caabudwaaq kasocda ii waran, Meesha Xabashi baa soo gashay oo xagaa iyo Mustaxil ka timid, ma ahlu sunnah bay taageryaaan, tan kale waa maxay heshiiskan cusub ee Gobolka loogu dhawaaqey?