Page 2 of 2

Re: 'Sheikh' Ibrahim Dhere

Posted: Fri Jul 23, 2010 6:38 pm
by The_Patriot
After Shabab are removed I'm afraid Somalis might never trust religious based governance again and that would be a tragedy.
seems like Takfirism will be the biggest sect in Somalia in years to come.

Re: 'Sheikh' Ibrahim Dhere

Posted: Sat Jul 24, 2010 2:43 am
by hanqadh
He (dheere) is no longer a man of XAQ,inoo dhuuman maayo mar dambe becouse only so long can a hypocrite pretend. soomalidana waxeey ku maah maahdaa "UL IYO QIIQEEDA WAA LA ISLA TUURAA".Good bye and good riddance mr dheere.

ps:Onlf should abandon this secural anti islamic out look on life,if they realy want to get any where they should put their trust in Allah,what is it that the "BEESHA CAALALMKA" can do for you but ALLh casa wajal Can't do?

ninkastoow is xisaabi before its too late.

IF i know my tol waxeey is oran donaan "awoowgii la shidkan dabaqoodhi buu noqday".walaahi saas ma aha,gaalka la dilayo waan farxaa lakiin kitaabka alle aan isku dhaqno,oo kalamada ALLAH swt kor aan u qaadno.how can we be afraid or ashamed of that?carada alle casa wajal iyo carada calaamka aan mid doorano.nothing in between walaahi.

Welcome back Ugaas horta salaan Qaali ah baan ku fidanayaa.

NY24 Ina adeer ONLF horta Siyaasad bay ku socotaa and to say waa Secular would be misleading dont you think? ONLF may give its Western audience this facade but in reality and in Ogadenia there call is "Jihad" iyo aan Dinteena iyo Dalkeena xoreyno.Diiniyan besides the facade I mentioned, ONLF diin bay Ciidankeeda iyo dadkeeda kula dhaqantaa, taas waad ila ogtahay.Madaamay Jirto marxalad aduunka ka jirta oo wiiqaysa Halganka, iyo Umadii Islaamka oo iyagii la haysto waa talaabo mudan in ONLF siyaasiyan ku socoto dariqeeda for short-term goals.Dadka Xaqa ku toosiyey Diinta Ogadenia ee Jahliga qabiil iyo burcadka ka bixiyay kuna toosinaya Diinta waa Jabhada, dhalinyaro Axadiith iyo Quran soo ebyay baa Ciidenkeedu maalinkasta soo buuxdhaafisa xitaa ka Jaahilka waa la xareeyaa taasna waad ila ogtahay.Markaa Inshallah Diinta iyo Dalkaba Xornimo waa laga dhalin.

Re: 'Sheikh' Ibrahim Dhere

Posted: Tue Aug 03, 2010 9:17 am
by shiniile9
Good move SHEIKH Ibraahim,It is time to take the war into other direction,toward the dabadhilif. May ALLAH bless SHEIKH IBRAHIM. it is payback time for back stabbers. :clap:

Re: 'Sheikh' Ibrahim Dhere

Posted: Thu Aug 05, 2010 7:05 pm
by The_Patriot
[youtube]LoG-uFviNTA&feature=player_embedded[/youtube]

Ebrahim Dhere at his pick

Re: 'Sheikh' Ibrahim Dhere

Posted: Fri Aug 13, 2010 4:52 pm
by EEGA9
نحن نريد الشعب الصومالي ، ولا نريد الحكومة الصومالية : زيناوي 1993 -- الشيخ إبراهيم 2004

"Annagu waxaan rabnaa SHACAB Soomaaliyeed, oo meelahan xawaaladaha aan u furno, meelahaas hadday rabaan guryo ka dhista Addis Ababa, oo baasaboor kanaga qaata, oo ganacsigooda meelahaas la socda. Laakiin DAWLAD Soomaaliyeed ma rabno," kaasi waa hadalkii Zenawi 1993 mar uu sir ku qarsaday qabqable-dagaal oo ka qaybgalayey shirkii Soodare, sidaas waxaa yiri Sheikh Ibraahim Maxamed mar uu muxaadaro ka jeediyey Minneapolis (ka hor 2005).
نحن الشعب’ والشعب لنا : الشيخ إبراهيم محمد حسين 2010

"Annagu waxaan nahay Shacab, Shabkuna waa annaga" sidaas waxaa yiri Sheikh Ibraahim, 2010 isagoo waraysi lagula yeeshay Addis Ababa.

Re: 'Sheikh' Ibrahim Dhere

Posted: Fri Aug 13, 2010 4:52 pm
by EEGA9
D/p