Dr. King;
We never said "Dhulka unugaa iskaleh kaligeen"
All the clans you mentioned have presence therefore the Sheekhaal in Jilib can claim the land; samething with the Harti in Kismaayo. We just happen to be the majority of a Somali's most fertile land Azania!!!!
Taasi waxaa yiraahda Nin xiniinyo leh oo isku kool cidna aan ka baqin.!! Let me ask you a Question,The absame in Bosaso which have been living there for more 100 years,are you considered "Dad degaanka u dhashay" Let alone to be politically represented?
The problem with jubboyinka is the presence of too much clans daarood,hawiye iyo rahanweynba.and these guys have competing interests.It is also surrounded by these clans Regionally and they will never allow an admin which is in contrast to their interests,waxey rabaan mid ay ayagu raali ka yihiin .Hadii aad adigu Harti iyo Hiraab heshiisiin karto waa howl adiga kuu taal.Midda kale,nin bosaso jooga oo 1600 KM yuu jira oo wali kuwii dad ugu dhawaa hablahoodu uu maanta iidoorku dharka ka furi,kaagaas muxuu kugu tari oo aan af aheyn?