Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Ogaden Armed Forces, latest ambush on Ethiopia.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
OAF
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1204
Joined: Wed Nov 30, 2011 11:42 am
Location: Ogaden Armed Forces, Ogaden Republic.

Ogaden Armed Forces, latest ambush on Ethiopia.

Postby OAF » Fri Jun 01, 2012 8:01 am

Image
Saraakiisha Jabhadda ONLF ayaa shaaciyay inay ka fuliyeen Dagaal Wardheer, Danood, Caado iyo Qoriile 28 May 2012.

Warar uu nasoo gaadhsiiyay wariyaha ONA uga soo warama gobolka Doollo ayaa sheegaya in 28 May 2012 ay ahayd habeen ay ciidamada cadawga ee dagan qaybo kala duwan oo gobolka ah ay ka war heleen weeraro si habaysan loo qorsheeyay

Weeraradan lagu qaaday xeryaha cadawga oo qayb ka ahaa qorshe hore loo go,aamiyay kana soo baxay taliska sare ee CWXO ayaa u dhacay sidii loogu talagalay

Weeraradan habeenimo ee mirta ah ayaa waxay saacad gudaheed ka wada dhaceen Wardheer, Danood, Caado,iyo Qoriile , Gobalkan ayay sheegeen In Ciidamadda Itoobiya ay Dhaawac Iyo Dhimasho u gaysteen. Qoraalka ayaay sheegeen In Dagaalo Kalle ka dhaceen Gobalka Fiiq oo ay ku Dileen 2 Ciidan ah meesha sidoo Kale Dhaawac u gaysteen.

Haddaba Qormaddan Hoose ayay Ciidanka Jabhadda ONLF sheegeen Inay Weeraro qaadeen.
Weeraro kale oo ay qaaden CJWXO.

28 May 2012 dagaal ka dhacay Aloosane oo ka tirsan degmada Fiiq ayaa ciidanka cadawga waxaa lagaga dilay 2 askari tira kalana waa lagaga dhaawacay

27May 2012 weerar xoogan oo lagu qaaday ciidanka cadawga goobta loo yaqaan Qoofalka oo ka tirsan degmada Dhagaxbuur ayaa waxaa ciidanka cadawga lagaga dilay 10 askari waxaana loogaga dhaawacay tiro kale.

Habeenadii 25-26 May 2012 ayaa waxaa iyana weeraro noocan oo kale ah lagu qaaday fadhiisimooyin uu cadawgu ka dagan yahay degmada Sagag oo kala ah Barqo-maal iyo Gol-madheedh waxaana soo gaadhay ciidankii cadawga khasaare kala duwan.

Waxaa kale oo jira weeraro gaadmo ah oo cadawga loogu gaystay khasaare oo ka kala dhacay Warsug oo Galaalshe ah iyo Qulqul oo degmada Dhuxun ka tirsan.

Hawlgalada ciidanka JWXO ay ku wadaan ciidanka cadawga ayaa sii kordhaya iyadoo ay dhinaca dibadana ka socdaan mudaharaadyo si xoogan loo Abaabulay kuwaas oo ka quusiyay Zinaawi inuu ka soo muuqdo fagaarayaasha caalamka

Xaalada ayaa waxay hada maraysaa barbarkay ka baxdaa waa bakaylo galeen.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - Politics”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests