Postby soohorgeela » Sun Jun 22, 2014 3:18 pm
Cidna isma waydiiso waxa Ogadenia ooga nasiib darantahay wadamada xoroobay ee africa? sababta oogu horaysa waxaa weeye iyada oo daris la ah wadamadii waxa guumaysan jiray oo ah ETHIOPIA. Ta labaad waxay daris la tahay wadan kale oo Somalia la yidhaahdo aaminsana in OGADEN ay tahay gobol Somalia ka mid ah aamin-sana ama cadyohow ku cunay ama ku ciideeyay? marka OGADENIA waxay u dhaxaysaa laba wadan oo caalamka caanka ka ah, midna FAQIIR nimo ku caan baxay, midka kalena FAWDO iyo QAS. Hadii dhulka la raran karo OGADENIA waxaan la tagi lahayn meel u dhaxaysa INDONESIA iyo NEWZEALAND.