Majarteens- divide and divert Dubays
Posted: Sun Jun 20, 2010 2:00 pm
Xogsheeg Faroole Oo Ku Dhawaaqay Gobolka Hayland
June 20, 2010
By Juuj
Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa maanta kaga dhawaaqay Magaalada Garoowe, Gobolka cusub Ee Hayland Oo Caasimaddisu noqon doonto Magaalada Dhahar
Faroole ayaa Sheegay markii u arkay Dastuurka PL, Qodobkiisa 80 & 7 Toddobaad Farqadiisa Kowaad inu ku dhawaaqay Gobolka Cusub ee Hayland
Wareegtadaa ayaa sidoo kale lugu xusay in soo magacaabisteeda ay ka danbaysay kidib markii Madaxwayane Farooole uu arintaa kala ta shatay Wasiirkiisa Arrimaha Gudaha Puntland Col Cabdullahi Axmed Jamac ilka jiir sida wareegtada lugu xusay
Waxana wareegtadaa oo ku saxiixnaa Madaxweyne Faroole Nuqul ka mid ah la soo gaarsiyey xafiiska Warsidaha Galgalanews ee Magaalada Garoowe