Gudoonka sare ee Gobolka sanaag oo Heshiis Maanta ay kala sa
Posted: Sun Jun 20, 2010 2:12 pm
Gudoonka sare ee Gobolka sanaag oo Heshiis Maanta ay kala saxiixdeeb Sarkiisha Difaaca bada ee Mareekanka
Laasqoaray;-kulan aan caadi ahayn ayaa maanta ka dhacay Markab Dagaal oo ay leedahay dowlada Dalka mareekanka kaasi ay heshiis buuxa kala qateen Gudoonka gobolka sanaag iyo Qaybaha kala duwan ee Masuuliyiinta Degmada Laasqoray.
Ujeedada ama Ajandayaasha ay ku heshiyeen Maamulada Mareekanka iyo Masuuliyiinta la dagaalanka Naato ee ciidamada ilaalada xeebaha Somaliya ayaa waxaa uu ahaa.
1-inay si wadajir ah ula dagaalamayaan maamulka Sanaag iyo Ciidam ada ilaalada Bada ee Mareekanku kooxa dablayda ah ee afduubka ka geysta Xeebaha dalka somaliya.
2-In ay yihiin ciimada ilaalada bada sanaag gacan ka helaya ciimada ku sugan gacanka cadmeed oo ay ku xiriirayaan isgaarsiinta Marakiibta bada.
Dhamaan qodobadaasi oo idil ayaa waxaa Waraysi ka siiyey Idaacada Somali Paplic Radio Gudoomiyaha Gobolka sanaag Maxamed Siciid Nuur dabayl oo sheeg sheegay inay arrintaasi ku soo dhamaatay jawi aad u degan,
Maxamed Axmed Ciise
Garoowe-Puntland