Page 1 of 1

Garaad Abdalla- We must unite no Dabaycos

Posted: Thu Jul 22, 2010 9:36 pm
by oldenglish
Cashuur oo Maray Wadadii Faroole
July 22, 2010
By Axmed Muuse Dheere
War Laga naxay ayaa ka soo baxay Taliska dhexe ee Ciidamada Sanaag ee ku sugan Badhan, waxana warkaasi sheegay Taliyaha Ciidanka C/laahi Cumar Cashuur kaasi oo xusay in dadka degan Sanaag iyo Hayland ay 3-Maalmood Gudahood uga baxeen deegaanka Hayland, Sanaag.


C/laahi Cumar Cashuur waxa uu ka dhawaajiyay in Xeerkan ay u Cuskanayaan Kii dhawaan ka soo baxay Xafiiska Sare ee Maamuka PL oo lagu sheegay isna in dadka Koonfurta Somaliya dib Loo celiyo.

Gobolada Hayland, iyo Sanaag waxa ku Nool dad badan oo Macalimiin Iskuul iyo Meherado Ganacsi ku Haysta deegaankaasi waxana warkaasi Saamayn wayn ku Yeelanayaan dadkaasi.

In kastoo Sanaag iyo Hayland ay Yihiin dhul Amaan ah tan iyo Markii ay dhacday Dawladii dhexe ee Somaliya Hadana Warkaasi ka soo Yeedhay Taliska wuxuu La mid yahay Kan Faroole Garoowe ka sheegay.

MM J


:down:

Re: Garaad Abdalla- We must unite no Dabaycos

Posted: Thu Jul 22, 2010 9:38 pm
by oldenglish
Erigavo West has been hostaged and so too Bosaaso. Garaad Abdalla, Bah Ogaslabe, Dubays, Cumar, Nux, ect. Maakhir a land for and by Maakhiris. Foreigners/invaders must be ousted or face death :up:

Re: Garaad Abdalla- We must unite no Dabaycos

Posted: Sat Aug 07, 2010 3:45 am
by udun
Erigavo West has been hostaged and so too Bosaaso. Garaad Abdalla, Bah Ogaslabe, Dubays, Cumar, Nux, ect. Maakhir a land for and by Maakhiris. Foreigners/invaders must be ousted or face death :up:
Waryaadha Old English Warsangeli makala yaqaano. Wuxuu yidhi Garaad Cabdalle, Bah Ogaslabe, Cumar, Nux. Waar dhegaysow waa siadatan:

Bah Ogayslabe waa laf ka tirsan Garaad Cabdalle.

Garaad Cabdalle waa haanta ugu badan Cumar.

Nuux yaad ka wadaa? Ma Nuux Cumar baa?

Waar waxaad tiraahdaa Cumar iyo Dubays. Halkaa ha u dhaafin haddii aadan kala aqoon. Yaa waa kukaas awoowe.