ALLSANAAG.COM
SSC & Maakhir Merger Creates Strong New Union And Will Join Forces To Liberate North Somalia
Shir Weyn oo Telefoon Conference Ah OO Ay Yeesheen
Shacabka Maakhir Gudaha Dalka iyo Dibada
Waxyaabihii kale oo Muhiimka ahaa oo qaar ka mid ah waxgaradku ka sheegeen shirka waxa ka mid aha in Hadii Beesha walaalaheen ah ee Dhulbahante inoo yimaadeen oo inaga codsadeen in aan maamul wada samaysano ay waajib tahay in inagu marka hore aan samaysano maamul dhamaystiran ka dibna maamul tayo leh ay wada samaystaan labada Beelood oo walaalaha ah .
ALLSANAAG.COM
http://www.allsanaag.com/Details.asp?id=6869