Ogeysiis-Shirka Maakhir Holland ee Sabtidan 5-5-2012
Posted by Webmaster01 on May 1, 2012 in Warar | 0 Comment
Gudoonka Jaaliyadda Maakhir Holland iyo ururkeyda “UHM” waxey ku casumeyaan dhamaan xubnaha ka tirsan jaaliyadda iyo kuwa aan weli iska qorin jaaliyadda ee u dhashey mandiqada Maakhir iney kasoo qeybgalaan shirka Guud ee Jaaliyaddan iyo ururkeyda oo Sabtidan 5-5-2012 ka dhici doona Berlagestraat 100. 3505 BCUTRECHT.
Imaatinkaagu Waa noo muhiim, Waana qeyb ka tirsan dantaada iyo danta guud !!
Gudiga fulinta kala xiriir telefoonadan: Xogheynta 06-22182851 ama Madaxa: 0681944399.
Websiteka: www.maakhir.eu