Moderators: Moderators, Junior Moderators

Bruv yaanan iska hor imaanin. She's off limits to you.sareedo ilaahay 4 oo ii baneeye maahino, caadi waaye marka waa adi, greenday, veiled iyo BVGebar kasta ma ku qabanee![]()
base waaye anaga dhan waan ka ganbisanay.
lool war dhamaadayBase ka dheh, Khamiis galabtii is soo xadari, jimcaha dhan waa joogee, subixii sabtiga lee u hoyaanee xarfaante kale.
Galabta Khamiista haddii soo daahdid kawaanka lagu saaraa




Maku fahmin, xaad tiri Mucaarado.Sheeko Blue sootaa iga ganbisatay, ha igu dirin Hilowle
Intaad wax badso isleedahay wax ha beelin.
3 iyo afar hal mar inaad shukaamisaad rabtaa yaah xaaji, saasaan ka rabaa.![]()
BV laakiin list gaaga ka bixi.![]()



Your welcome any day my friendFor some reason I have always liked this town



Return to “Provinces - Shabeelada Dhexe”
Users browsing this forum: No registered users and 3 guests