Page 1 of 8

Warsheikh

Posted: Sat Sep 08, 2012 11:45 am
by Oba
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Nabad ilaalinta midowga Africa ee AMISOM ayaa goordhow si buuxda u xaqiijiyay gacan ku haynta dagmada Warshiiq ee Gobolka Sh/Dhexe.

Howlgan qorsheysan oo ay saakay bilaabeen ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM ayaa waxaa u suurta gashay in ay gacanta ku dhigaan dagmada Warshiiq oo ka tirsan gobolka Sh/dhexe halkaas oo ay horay ugu sugnaayeen kooxdii awoodooda la wiiqay ee shabaab.

Ciidamada la wareegay warshiiq ayaa waxa ay ka ruqaansadeen deegaanka Ceel macaan ee duleedka magaalada Muqdisho halkaas oo ay mudooyinkii la soo dhaafay ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda oo si awood leh uga saaray shabaab.

Wararka laga helayo dagmada Warshiiq ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal aan badneen uu ka dhacay duleedka dagmadaasi halkaasna ay iskaga baxeen shabaab kadib markii ay u babac dhigiwaayeen awooda ciidamada Dowladda.

Ciidamada ayaa isku balaariyay dagmada Warshiiq waxa ayna ka sameeyeen baaritaano dag dag ah si loo xaqiijo amaanka dagmadaasi maadaama laga saaray shabaab.

Re: Warsheikh

Posted: Sat Sep 08, 2012 11:45 am
by Oba
:clap: :clap:

Re: Warsheikh

Posted: Sat Sep 08, 2012 1:49 pm
by TheblueNwhite
:stylin: :stylin: :stylin: :stylin: :stylin:

I have seen a a recent pic of it 4 days ago thru a family friend. Amazing.

Can't wait to see more pics.

Image

Re: Warsheikh

Posted: Sat Sep 08, 2012 2:07 pm
by Oba
Blue bes waaye im a buy house there :stylin: :stylin: :stylin:

Re: Warsheikh

Posted: Sat Sep 08, 2012 2:46 pm
by DayaxJeclee
:clap: :clap:

@ Hiloowle meelkasta guri ma ka gadnooysaa. :lol:

Re: Warsheikh

Posted: Sat Sep 08, 2012 2:47 pm
by VeiledGarbasar
Hiloowle,

It is a religious place, mahaan intee noqoto meel ee qof walbo guri ka gadato.

Ya rabb quruunka oo shabaab who are from our own ilahay naga wad. Filthy lot. :x

Cadale :heart:

Re: Warsheikh

Posted: Sat Sep 08, 2012 2:59 pm
by Oba
Sareedo haaa degmo kasta inaan ku raaxeysta aa rabaa :up: :lol:

Veiled i know it is a religious place abkoowgey aa diinta ku so bartay degmadas.

Re: Warsheikh

Posted: Sat Sep 08, 2012 3:03 pm
by TheblueNwhite
I will build my retirement hut by the beach inshaallaah. :stylin:

Re: Warsheikh

Posted: Sat Sep 08, 2012 3:09 pm
by Oba
Blue how about a hut like this

Image

Re: Warsheikh

Posted: Sat Sep 08, 2012 3:20 pm
by TheblueNwhite
That's exactly what I had in mind, good looking out bruv.

Re: Warsheikh

Posted: Sat Sep 08, 2012 3:37 pm
by VeiledGarbasar
Cajeeb, meel walbo guri ka dhista hee...horay naag ka aroos xata. :roll:

Re: Warsheikh

Posted: Sat Sep 08, 2012 4:58 pm
by Oba
Veiled Gabar aan adi aheyn maba rabi :rose:

Re: Warsheikh

Posted: Sat Sep 08, 2012 5:03 pm
by DayaxJeclee
Gebar kasta ma ku qabanee :twisted:
base waaye anaga dhan waan ka ganbisanay. :lol:

Re: Warsheikh

Posted: Sat Sep 08, 2012 5:09 pm
by Oba
Gebar kasta ma ku qabanee :twisted:
base waaye anaga dhan waan ka ganbisanay. :lol:
sareedo ilaahay 4 oo ii baneeye maahino, caadi waaye marka waa adi, greenday, veiled iyo BV :lol:

Re: Warsheikh

Posted: Sat Sep 08, 2012 5:28 pm
by DayaxJeclee
Base ka dheh, Khamiis galabtii is soo xadari, jimcaha dhan waa joogee, subixii sabtiga lee u hoyaanee xarfaante kale.

Galabta Khamiista haddii soo daahdid kawaanka lagu saaraa :lol: