Page 1 of 1

road construction jowhar

Posted: Wed Jul 06, 2016 12:44 am
by Strategic
Shirkad lagu magacaabo Geeska Afrika ayaa dayactirkan bilowday maalmo ka hor, iyadoo markii u horeysay muddo labaatan sano dayactir lagu sameynayo wadada laamiga ee dhex marta magaalada Jowhar ilaa Gobolada Dhexe.

Image
Image
Image
Imagehttp://maantaonline.com/wp-content/uplo ... oad_10.jpg[/img]