Postby Strategic » Thu Aug 11, 2016 10:20 pm
Ma aha markii ugu horeysay ee mashaariic horumarineed laga hirgeliyo degmada Warshiiq, hase yeeshee waxaa hore loogaga hirgeliyay mashaariic ay ka mid ahaayeen xarunta maamulka degmada,dugsi Hoose Dhexe,garoon lagu ciyaaro kubbada kolayga iyo qaar kale.
next projects in the near future are 14 water wells,schools and health clinic funded locally .