Galmudug blasts Sharif & Fudoole over naming GK after CY
Posted: Tue Mar 27, 2012 12:51 am
Galmudug oo dhaliil usoo jeediyeen
Shariifka iyo Faroole
Qaar kamid Masuuliyiinta Dowladda
Galmudug ayaa wax laga xumaado oo
masuulyad xumo ah ku tilmaameen in
faroole iyo shariifka kaligood isaga
dhawaaqaan in goroonka dayuuradaha
magaalada Gaalkacyo ee lagu
muransan yahay lagu magacaabo
marxuun C/llaahi Yuusuf.
Masuuliinta Galmudug oo uu ugu
horeeyey Madaxweyne Caalin ayaa
waxa ay ka soo horjesteen in goroonka
diyaradaha magalada galkacyo lagu
magaabo marxuun C/lahi Yuuusuf
iyagoo sabab uga dhigay wadatshi
la'aan iyo muran wali kajira gacan ku
heynta goroonka galkacyo.
Sidoo kale masuuliyiinta dowladda
Galmudug ayaa waxa ay guux xoogan
ka bixiyeeen kulan aan horey loo
shacinin oo shalay magaalada
gaalkacyo lagu qabtay,waxayna ku
sifiiyeen shir dano gaar laga lahaa.
Maamulka Galmudug oo iyaga Puntland
dhawaan loo aqoonsaday in yihiin
maamul goboledyada dhabta ah ee
xiliggaan la aqoonsan yahay inta lasoo
dhisayo kuwo kale,ayaa marar badan
waxa ay ka dhawajiyeen in aysan la
dhacsaney road maabka ay dabada ka
riixayaan mamulka Puntland iyo
Beesha caalamka
Magaalada gaalkacyo ee gobolka Mudug
ayaa waxaa kawada shaqeeya
maamulada Galmudug iyo
Puntland,waxaana ka jira muran
muddo soo jiitamayey oo ku aadan
gacan ku heynta garoonka magaalada
gaalkacyo
.
"Madaxweyne C/llaahi Yuusuf waxuu ahaa nin reer
mudug ah sidoo kalana Madaxweyne
qaran ah balse ma'aysan aheyd in lagu
magaaco goob leysku heyso oo muran
ka jiro"waxaa sidaa yiri masuuliyiinta
Galmudug.
Si kastooy ahaataba waxii ka
danbeeyey shirkii garoowe ee looga
hadlayey arimaha dastuur u sameynta
dalka Soomaaliya ayaa waxaa soo
shaacbaxaya in Maamulka Dowladda
Galmudug aysan la dhacsaney
siyaasada Shariifka iyo Faroole.
Shariifka iyo Faroole
Qaar kamid Masuuliyiinta Dowladda
Galmudug ayaa wax laga xumaado oo
masuulyad xumo ah ku tilmaameen in
faroole iyo shariifka kaligood isaga
dhawaaqaan in goroonka dayuuradaha
magaalada Gaalkacyo ee lagu
muransan yahay lagu magacaabo
marxuun C/llaahi Yuusuf.
Masuuliinta Galmudug oo uu ugu
horeeyey Madaxweyne Caalin ayaa
waxa ay ka soo horjesteen in goroonka
diyaradaha magalada galkacyo lagu
magaabo marxuun C/lahi Yuuusuf
iyagoo sabab uga dhigay wadatshi
la'aan iyo muran wali kajira gacan ku
heynta goroonka galkacyo.
Sidoo kale masuuliyiinta dowladda
Galmudug ayaa waxa ay guux xoogan
ka bixiyeeen kulan aan horey loo
shacinin oo shalay magaalada
gaalkacyo lagu qabtay,waxayna ku
sifiiyeen shir dano gaar laga lahaa.
Maamulka Galmudug oo iyaga Puntland
dhawaan loo aqoonsaday in yihiin
maamul goboledyada dhabta ah ee
xiliggaan la aqoonsan yahay inta lasoo
dhisayo kuwo kale,ayaa marar badan
waxa ay ka dhawajiyeen in aysan la
dhacsaney road maabka ay dabada ka
riixayaan mamulka Puntland iyo
Beesha caalamka
Magaalada gaalkacyo ee gobolka Mudug
ayaa waxaa kawada shaqeeya
maamulada Galmudug iyo
Puntland,waxaana ka jira muran
muddo soo jiitamayey oo ku aadan
gacan ku heynta garoonka magaalada
gaalkacyo
.
"Madaxweyne C/llaahi Yuusuf waxuu ahaa nin reer
mudug ah sidoo kalana Madaxweyne
qaran ah balse ma'aysan aheyd in lagu
magaaco goob leysku heyso oo muran
ka jiro"waxaa sidaa yiri masuuliyiinta
Galmudug.
Si kastooy ahaataba waxii ka
danbeeyey shirkii garoowe ee looga
hadlayey arimaha dastuur u sameynta
dalka Soomaaliya ayaa waxaa soo
shaacbaxaya in Maamulka Dowladda
Galmudug aysan la dhacsaney
siyaasada Shariifka iyo Faroole.

