Page 1 of 1

Health Care of GalMudug

Posted: Fri Mar 30, 2012 8:12 pm
by Happy Desperado
Image

Xaflad Lagu Maamuusayey Maalinta Duumada ayaa Waxaa ay kadhcday Xarunta Caafimaadka Aasaasiga ah ee Galmudug waxaana kasoo qaybgalay Mas’uuliyiin kasoctay Qaybaha Bulshada iyo hay;ado ay kamidtahay Unicef
Wasiir kuxigeenka Wasaardda Caafimaadka Galmudug oo ugu horeyn halkaasi kahadlay ayaa sheegay in somalia ay kamitahay wadamada saxaraha kuwaasi oo caan ku ah curudara ay kamidtahay Duumadu
Gudoomiye kuxigeenk ururka ladagaanka duumada galmudug c/qaadir c/kariin ee MUDUG ANTI MALERIA ORGANIZATION mamo oo isna hadlay ayaa sheegay in ay bilaabi doonaan goordhow howlo ay kasameeyaan xili roobaad kasta gobolka mudug oo ah kaneeco buufin isagoo intaasi siiraacshay in howshaani ay wadeen mudo 5 sano ah.

Image

Image

Re: Health Care of GalMudug

Posted: Fri Mar 30, 2012 9:26 pm
by Happy Desperado
Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

2011/10/12
Cusbitaal loogu magac daray Gaalkacyo Specialist Hospital, ayna maalgeliyaan qurba joogta magaalada Galkacyo ayaa laga furay magaalada Gaalkacyo.
Dr. Cabdirisaaq Axmed Dalmar oo ka mid dhaqaatiirta ka howlgali doona cusbitaalkaan ayaa sheegay in cusbitaalkaan oo ay yaalaan qalab caafimaad oo casri ah uu qeyb ka noqon doono wax u qabashada dadka ay caafimaad darrada ku haysto magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Dr. Dalmar ayaa sheegay in cusbitaalka ay ka howlgali doonaan dhaqaatiir aqoon durugsan u leh howlaha caafimaadka, wuxuuna sheegay in qalabka casriga ah ee baaritaanka iyo qaliinka cudurrada indhaha dhawaan la geyn doono xarunta cusbitaalka.
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Cabdisamad Nuur Guuleed oo munaasabadda furitaanka cusbitaalka ka qeyb galay ayaa u mahadceliyey dadkii isku howlay hirgelinta cusbitaalkaan.
Qaar ka mid ah odayaasha magaalada Gaalkacyo oo ka hadlay munaasabadda ayaa sheegay in qurba joogta laga sugayo howllo muhiim ah oo lagu hormarinayo arrimaha bulshada.

Re: Health Care of GalMudug

Posted: Fri Mar 30, 2012 9:48 pm
by Happy Desperado
Image

Image

A team of 144 Somali staff work in MSF’s hospital in Galcayo South providing a comprehensive range of services in its in-patient and out-patient departments, including trauma surgery, ante- and post- natal care, emergency obstetric services, infant care, and treatment for tuberculosis and malnutrition.

Some patients travel to this MSF facility from as far away as Ethiopia, which is 100 km to the border, to access care. “MSF’s hospital in Galcayo South is a life-line for people here,” says Karin Fischer-Liddle, MSF’s head of mission in Somalia.

http://www.somali.msf.org/2010/11/slide ... or-people/

Re: Health Care of GalMudug

Posted: Fri Mar 30, 2012 9:58 pm
by Daff
Great job Galmudug, I like the bottom up approach :up:

Re: Health Care of GalMudug

Posted: Sat Mar 31, 2012 5:24 am
by BlackVelvet
Great job Galmudug, I like the bottom up approach :up:
:up:

Re: Health Care of GalMudug

Posted: Sat Mar 31, 2012 6:22 am
by Meseret
:som: :som: :som: :som: :som: :som: :clap:

Re: Health Care of GalMudug

Posted: Sat Mar 31, 2012 9:31 am
by union
The hospitals look uncleanly and disorganized. I feel ill just by looking at them.

Re: Health Care of GalMudug

Posted: Sun Apr 15, 2012 5:19 am
by AbdiWahab252
The hospitals look uncleanly and disorganized. I feel ill just by looking at them.

Don't worry. We will treat your wounded if they can survive the 18 hr drive from Cabudwaq.