Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

G/ Cabdi Qaybdiid oo Lagu soo dhaweeyay Gaalkacyo PICTURES..

Galmudug General Discussions
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
1moonlight
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 969
Joined: Sat Jan 29, 2011 4:32 pm
Location: Guriga Jid Cadaha Saaran.

G/ Cabdi Qaybdiid oo Lagu soo dhaweeyay Gaalkacyo PICTURES..

Postby 1moonlight » Thu Jul 05, 2012 4:50 am

Masha Allah

ما شاء الله

بسم الله الرحمن الرحيم


Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image

Image




General Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid oo ah musharax u taagan xilka madaxtinimada dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaladda Galkacyo, Gen. Qaybdiid ayaa waxaa safarkiisa  ku waheliya waxgarad u dhashay Galmudug oo ka kala yimid dibaddaha iyo gudaha, Waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug oo iskugu jira Wasiiro iyo Xildhibaano iyo qaybaha bulshada oo ay aad oga dhexmuuqday dhalinyardda iyo haweenka Galmudug.

Generaalka ayaa kula hadlay dadweynihii kusoo dhaweeyay garoonka Galkacyo ogana mahadceliyaya soo dhaweynta diiran ee ay u sameeyeen,Mahacelinta kadib ayaa General Qaybdiid waxaa loo soo galbiyay hoyga uu ka dagan yahay magaalada Gaalkacyo.

Musharaxa Galmudug Gen.Cabdi Xasan Qaybdiid ayaa waxa uu safaro ugu maqnaa dibada asagoona kulamo la soo qaatay Waxgaradka Galmudug ee magaladda Muqdisho, Dhalinyarada Galmudug ee Kenya oo casho sharaf soo dhaweyn ah ugu samaysay Generalka magalada Nayrobi ee dalkaasi Kenya, Maalmo kadib ayuu masharax Cabdi Qaybdiid waxaa uu casuumad qado ah u sameeyay jaaliyadda Galmudug ee Kenya oo tiradoodu gaaraysa 300 boqol oo isugu jira waxgarad, Ganacsato, dhalinyaro iyo haween, Waxa kale oo uu Generalku la kulmay beesha caalamka oo ay ugu horayso xafiiska UN-ka, safaaradaha Maraykanka,Talyaaniga,Ingriiska,Norway iyo xafiiska EU, Gen. Qaybdiid ayaa sidoo kale safar howleed ku tagay magaladda Dubai ee Isutaga Imaradka Carabta halkaasoo uu kula kulmay Ganacsato ka kala yimid Somalia, Kenya, Yurub iyo W/amerika.

General Cabdi Xasan Cawale Qaybdiid ayaa waxa uu olole balaaran ugu jiraa sidii uu kalsooni oga helilahaa Shacabka iyo Golaha dhaqanka Galmudug si uu ugu soo baxo doorshada Waxa uuna ballan qaaday in uu wax ka badalidoono xaalada ay haatan ku jirto Galmudug.

Sikastaba ha ahaatee imaanshayaha Gen. Cabdi Qaybdiid ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta Galmudug ayaa ku soo aadaya Xili doorashada guud ee madaxwaynenimada Galmudug ay ka harsantahay waqti aad u gaaban waxaana haatan socota sidii loo soo xulilahaa golaha cusub ee uu yeelanayo sadexda sano ee soo socota baarlamaanka Galmudug

Kala Xiriir
Hobyo Media Network Gaalkacyo iyo Ceelguula, Galmudug, Somalia
E-mail:  hobyoradio@hotmail.com ama hobyoradio@gmail.com

User avatar
Meseret
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1192
Joined: Wed Feb 01, 2012 7:07 am

Re: G/ Cabdi Qaybdiid oo Lagu soo dhaweeyay Gaalkacyo PICTUR

Postby Meseret » Thu Jul 05, 2012 5:23 am

This man has to be jailed for war crimes aganist somali civilians, he killed more than 800 women and children in a USC hit and run attack in 1991 aganist northern Galacayio, and later he destroyed Kismayio and killed alot of civilians in southern somalia.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Galmudug”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 2 guests