ما شاء الله
بسم الله الرحمن الرحيم







Madaxweynaha Cusub ee Galmudug State Mudane Gen:Cabdi Xasan Awale Qaybdiid oo Saaka ka dhoofay Gagida Diyaaradaha Gaalkacyo Airport ayaa ku sii wajahan Magaalo madaxda Somaliya ee Muqdisho
Madaxweynaha oo Safarkiisa ay ku weheliyeen Aqoonyahano u dhashay Galmudug waxa uu kulamo kula qaadan doona muqdisho Madaxda DFK iyo waxgard ka soo jeeda Deegaanada Galgaduud iyo Hiiraan madaxweynaha oo ay sagootiyeen Gudoomiyaha Baarlamanka iyo Xubno katirsan Baarlamaanka Cusub ayaa warsaxaafadeed Kooban siiyey Saxaafada Halkan ka dhagayso DHAGAYSO CODKA MADAXWEYNAHA OO KOOBAN
http://www.codkamudug.com/madaxweynaha- ... gaalkacyo/



