General Morgan loo magacaabi Doono Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland.

http://www.galoolmedia.net/2016/06/daaw ... daalkiisa/
Magacaabisga Moorgan ee Lagu wado In laga dhigo Taliyha police Ka Puntland waan Soo dhaweynayaa rasaas iyo Madafac waan ku soo dhaweynayaa.
Galmudug Hub Ganiima ah Waa Ka dhargee
waayo Moorgan waxaaba loo yaqaanay Oo Ay Habargidirta koofureed u bixisay Jeneral Barwaaqo. Dagaal kuu soo qaado 20 tikniko 19 Waa laga qabsan jiray mida kale na uu Ku baxsan jiray, Cududii Iyo Waagii uu fircoonka Ka ahaa Jubbooyin Ka waxaa afka ciida u daray Habargidirta koofureed
USC iyo Isbahaysigii Dooxada jubba
Walee Moorgan Waa Jeneral Barwaaqo










