Wararka naga soo gaadhay Deegaanada dhanka Xuduuda Galmudug iyo Maamulka Kililka ayaa Sheegaya in Dagaal culus oo dhex maray Maleeshiyaad hab qabiil u abaabulan oo meelaha Habargidir ka soo Jeeda iyo Ciidamada Liyuu Boooliska ee ka amar qaatay Cabdi Maxamuud Cumar,uu ku dhintay Taliyii Ciidamada Liyuuga ee aagaas.
http://codkajubbaland.com/deg-deg-daawo ... oo-kacsan/

Here is the video too graphic to post





