Mid kamid ah saraakiisha Galmudug oo ka Hadlay Dagaalka Gaalkacyo ayaa sheegay in Ciidan la Wareegeen Goob Muhiimah.
Sarkaalka oo lagu Magacaabo Cali Yuusuf Cali Ayaa sheegay in Dooxada Galbeedka Gaalkacyobay Ciidanka Galmudug la Wareegeen isla markana ku suganyihiun.
Waxa uu Dhanka kale ka Hadlay Dagaalka Socda maanta ee Galmudug iyo Puntland u Dhaxeeya iyo sida uu ku bilowday.
Cidaanka Galmudug allaha dhowro! Amiin







