Dhirtu waa Nolol!
Great development taking place in Ceel Dibir, Degmada Hobyo, Galmudug. Young people are planting/watering trees to promote environmental conservation & to beautify the city.
Ceel Dibir is a small town but more progressive than many bigger cities in Galmudug with its exquisite urban planning & inclusive local governance model.
Waa talaabo dhiirogalin mudan, dhalinyarada deegaanka Ceeldibir ee degmada Hobyo oo waraabinaya dhirta gudaha magaalada.
Ceeldibir oo magaalo yar laakiin dhanka waddooyinka kaga hormarsan magaalooyin waaween oo Galmudug ku yaala.
#Somalia